![](https://waagacusub.com/uploads/waaga_bnr.jpg)
[Topnews:-] Wadooyinka galla Villa Somalia ayaa lagu xiray gaadiidka dagaalka
Waagacusub.com - Inta badan wadooyinka soo gala madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu gooyay baabuurta Gaashaaman ee Ciidamada iyadoona halkaas lagu arkayo ciidamo fara badan.
Ujeedka wadooyinkaas loo xiray ayaa lagu sheegay kulanka ay maanta yeelanayaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kaas oo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka.
Wararka qaar ee la helayo ayaa sheegaya in laga cabsi qabo muddo kordhin ay maanta sameeyaan xildhibaanada Golaha Shacabka taas oo waqti loogu darayo madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday Farmaajo.