Cabdirashiid Janan Wasiirki hore ee Amniga Jubbaland oo Gaaray itoobiya

0
Saturday June 19, 2021 - 11:19:07 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 2069
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdirashiid Janan Wasiirki hore ee Amniga Jubbaland oo Gaaray itoobiya

    Waagacusub.com - Cabdirashiid Janan wasiirki hore ee Amniga Jubbaland ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, isagoo safarkii u horreeyay kaga ambabaxay Muqdisho tan iyo markii bishii March uu isku soo dhiibay dowladda Federaalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagacusub.com - Cabdirashiid Janan wasiirki hore ee Amniga Jubbaland ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, isagoo safarkii u horreeyay kaga ambabaxay Muqdisho tan iyo markii bishii March uu isku soo dhiibay dowladda Federaalka
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya socdaalka Cabdirashiid Janan ee Addis Ababa oo uu ku wehliyo Wasiiru Dowlaha Gaadiidka C/raxmaan Dheere oo ahaa ninkii hoggaaminayay wada hadalkii iyo qorshihii C/rashiid Janan isugu soo dhiibay dowladda.
Ilo kala duwan ayaa sheegaya in qorshe ku saabsan dhaq dhaqaaqyada Gobolka Gedo uu u tagay Addis Ababa, halka warar kalena sheegayaan in arrimo Baasabor uu u tagay.
Loading...


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...