Waagacusub TV

Qabyaaladda Qoor Qoor iyo beelaha uu bahdilay " Laba Wasiir oo qabiilkiisa uu siiyay"?

1 Visits: 2080 | Friday May 01, 2020 - 08:33:52
Qoor Qoor oo Qori ku qabsaday Galmudug wuxuu yiri " Waxaan ahay Madaxweynaha Galmudug, Labo Wasiirna waxaan siiyay Saleebaan, weliba Dashame Saciid Siyad Shirwac waxaan siiyay Wasiirka Bay'adda. Xildhibaanka Farax, Saabir Nur waxaan iskuugu deray Wasiirka Dekadaha iyo kalluumeeysiga badda.

Read More »

Cabdikariim Guled oo Wasiir ku xigeen Maamulka Qoor Qoor ka hor istaagay beel Sacad u dhalatay iyo Ninka uu wato

0 Visits: 1243 | Friday May 01, 2020 - 07:53:01
Cabdikariim Guled iyo Cumar Shido oo Qoor Qoor ku qasbay inuusan Wasiir ku xigeen siin beesha Reer Cabdi laakiin yeey u geeyeen?

Read More »

Cumar Shido ninkii dilay Taliye Cali Saciid Xasan Wadaad Ma Kenya ayuu ku dhashay mise Somalia ? Ma Al-Shabaab ayuu ka tirsan yahay mise Dowladda Federalka?

0 Visits: 0 | Thursday April 30, 2020 - 06:18:56
Alasow.nl- Magaciisa runtaa waa Cumar Maxamuud Cabdi Shido , wuxuu ku dhashay Degmadda Wardhiigleey ee Muqdisho 3 December 1985 . Cumar Shido wuxuu Passport ka sameeystay Kenya isagoo ku qortay Omar Ahmed Saneey iyo inuu dhashay 13 June 1990, sidoo kale Cumar Shido waxaa ugu qoran Kenyan Passport-kiisa…

Read More »

AxmedNur Jimcale oo sumcad daro kala kulmay Hotel uu ka dhacay Ganacsade Baariyow laakiin Isaaqu maxey ka yidhaahdeen ?

0 Visits: 0 | Thursday April 30, 2020 - 06:14:38
Somalilanders.com - hadalheynta ugu badan Goobaha lagu caweeyo Magaalooyinka beesha Isaaq degto Somaliland ayaa noqotay xogta ku saabsan in Ganacsade AxmedNur Cali Jimcale dhacay oo 27 sano xoog ku haystay labadoo Hudheel ee Ganacsade Cabduqadir Baariyow. Siyaasiyiinta, Oday dhaqameedyada iyo ganacsatada…

Read More »

Daawo Farmaajo oo rumeeysan waayay Kacdoonkii Muqdisho ruxay iney reer Boondheere dhigeen - Reer Wardhiigley

0 Visits: 0 | Sunday April 26, 2020 - 06:08:52
Daawo Farmaajo oo rumeeysan waayay Kacdoonkii Muqdisho ruxay iney reer Boondheere dhigeen - Reer Wardhiigley

Read More »

Dahir Alasow oo afka furtay iyo Taliye Xijaar oo cadeeyay in Cumar Finish yahay Maqaarsaar

0 Visits: 0 | Sunday April 26, 2020 - 06:03:46
Dahir Alasow oo afka furtay iyo Taliye Xijaar oo cadeeyay in Cumar Finish yahay Maqaarsaar

Read More »

Daawo sida loo barakiciyay Goofleeydii Abgaal iyo Wariye caana oo afka furtay

0 Visits: 0 | Sunday April 26, 2020 - 06:02:20
Daawo sida loo barakiciyay Goofleeydii Abgaal iyo Wariye caana oo afka furtay

Read More »

DAAWO Shacabka sidee u arkeen in Fiqi loo magacaabo Wasiirka Amniga Galmudug Liiska Wasiiradda

0 Visits: 0 | Friday April 24, 2020 - 04:24:33
Shacabka sidee u arkeen in Fiqi loo magacaabo Wasiirka Amniga Galmudug Liiska Wasiiradda

Read More »

Daawo Halgankii iyo Qeyladhaantii Xildhibaan Fiqi iyo Saabir oo ku dhamaatay Wasiiradda Amniga iyo dekadaha Galmudug inuu Qoor Qoor u magacaabo ?

0 Visits: 0 | Thursday April 23, 2020 - 05:48:58
Daawo Halgankii iyo Qeyladhaantii Xildhibaan Fiqi iyo Saabir oo ku dhamaatay Wasiiradda Amniga iyo dekadaha Galmudug inuu Qoor Qoor u magacaabo ?

Read More »

Daawo Ciidan beeleedka Abgaal oo ku hanjabay iney gubbi doonin Xaafadda Dudublaha Hormuud Telecom xoogga ku degeen ee DAARUSALAAM

0 Visits: 0 | Tuesday April 21, 2020 - 00:16:03
Daawo Ciidan beeleedka Abgaal oo ku hanjabay iney gubbi doonin Xaafadda Dudublaha Hormuud Telecom xoogga ku degeen ee DAARUSALAAM

Read More »

Daawo Madaxweyne Trump oo Dowladda Qatar ku eedeeyay iney lacag siiso argagixisadda Somalia

0 Visits: 0 | Sunday April 19, 2020 - 08:43:31
Madaxweynaha Mareykanka oo shaaciyay iney Qatar maalgeliso argagixisadda Al Shabaab

Read More »

Wax ka ogoow Aas Aaskii Dunida ee todobada Ayaamood iyo Maalintii ruuxda lagu afuufay Nabbi Adam CS ?

0 Visits: 1276 | Friday April 17, 2020 - 17:15:53
Awoodda Alle SWT . Waxaa sugnaatay in:- 1-Maalin Sabti ah la goglay todobadda Arlo ee dhulka. 2- In Maalin Axad ah la taagay todobadda Sammo ee Cirka. 3- In Maalin Isniina Buuraha la saaray dhulka. 4- In Maalin Talaado ah la sameeyay waxkasta oo wax dhiba. 5- In Maalin Arbaco ah Nuurka dunida la daalacay,…

Read More »

Daawo Farmaajo oo xasuuqay Beeraleey u dhashay Murusade iyo Habargidir kadibna gubay beerahoodii

0 Visits: 0 | Friday April 17, 2020 - 10:08:08
Daawo Farmaajo oo xasuuqay Beeraleey u dhashay Murusade iyo Habargidir kadibna gubay beerahoodii

Read More »

ASOJ condemns journalist jailed in Mogadishu over social media posts

0 Visits: 4434 | Thursday April 16, 2020 - 01:54:54
ASOJ.ORG - Associated Somali Journalists (ASOJ) strongly condemns the arrest of journalist Abdiaziz Ahmed Gurbiye who was also the Deputy Director of Goobjoog Media Group on Tuesday morning April 14, 2020, and calls for his immediate and unconditional release.

Read More »

Topnews:-Farmaajo iyo Kheyre oo QOOR QOOR ku qasbay inuu Wasiirka Cadaalada ka dhigo Axmed Cali Dahir - Xeer ilaaliyahii Musuqmaasuqa badnaa ?

0 Visits: 3092 | Wednesday April 15, 2020 - 03:30:12
Waagacusub.com - Farmaajo iyo Kheyre ayaa Axmed Qoor Qoor u gudbiyay liis ay ku qoran yihiin shaqsiyaad lagu amray inuu ka dhigo Wasiiradda Maamulkiisa Dhuusamareeb.

Read More »

[Topnews:-] Madaxweynaha Eretria oo ka Aargoosanaya Madaxweyneyaashii hore Somalia?

1 Visits: 4247 | Wednesday April 15, 2020 - 01:57:39
Madaxweynaha Eretria Isaias Afwerki oo garab ka helaya Dowladaha Iiraan iyo Qatar ayaa ku hoowlan sidii loo khaarijin lahaay ama saaxadda Siyaasadda looga saari lahaay Madaxweyneyaashii Somalia Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh oo godob siyaasadeed ka galay. sida ay Waagacusub u sheegeen ila wareedyo…

Read More »

Galmudug: Sharcidaro dhac iyo dil loo tanaasulay Waxaa qoray Khalif Mohamed Duale oo ka mida Xeeldheerayaasha

1 Visits: 1298 | Tuesday April 14, 2020 - 16:29:24
LAAB-LAKACA IYO FUDAYDKA WAA CALAAMADAHA LAGU GARTO SIYAASIGA AAN BISLAYN. Galmudug iyo shacabkeeda in loo horseedo horumar iyo maamul wanaag lagu samata-bixi karo dadkeeda dhibaataysan, waa lama hurraan iyo waajib saaran qof kasta ee ka soo jeeda Galmudug.

Read More »

Topnews:- Qoor Qoor oo si xun u galay Abtigiis Furux - Ninkii badbaadiyay dekadda Muqdisho ?

1 Visits: 2222 | Tuesday April 14, 2020 - 16:15:01
Waagacusub.com - Maxamed Jamac Furux oo u adkeeysan waayay musuqmaasuqii ka socday Dekadda Muqdisho xilligii Shariif Sheekh Axmed ayaa joojiyay shaqadii Dekadda Muqdisho kadibna waxaa Idaacadda Shabelle ka hadlay Axmed Qoor qoor oo yiri " Waxba ma xiri karo Furux,shaqadana waa socotaa" Farmaajo…

Read More »

DAAWO Wasiir Maareeye dalabkiisii gabadh hubqaad iyo kubab leh , maxaa ka raacay fadeexada ruxday SNTV

0 Visits: 0 | Monday April 13, 2020 - 11:48:25
DAAWO Wasiir Maareeye dalabkiisii gabadh hubqaad iyo kubab leh , maxaa ka raacay fadeexada ruxday SNTV

Read More »

Daawo ilaaladda Hormuud Telecom oo Daarusalaam ku dilay Wiil Jareera oo caday wareejiya iyo dhul boobkooda oo heerkii ugu xumaay gaaray

0 Visits: 0 | Monday April 13, 2020 - 10:19:42
Daawo ilaaladda Hormuud Telecom oo Daarusalaam ku dilay Wiil Jareera oo caday wareejiya iyo dhul boobkooda oo heerkii ugu xumaay gaaray

Read More »

Waagacusub TV
Loading...