Wararka

[Topnews] Xildhibaan Caana oo ku Hanjabay hadaan Wadooyinka Muqdisho la furin in tallaabo la qaadi doono"

0 Visits: 3332 | Tuesday June 12, 2018 - 07:46:42
Waagacusub.com -Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Qanyare oo kamid Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, oo si kulul ugu hadlay wadooyinka xiran ee Magaalada Muqdisho kuwaasi oo lagu jaray dhagxaan dadka shacabkaana, cabasho xoogan aay ka muujinayeen maalmahii ugu danbeeyay.

Read More »

[Topnews] Mr Kim Jung Un oo suuli gaar ah u soo qaaday kulanka Mr Trump.

0 Visits: 4409 | Tuesday June 12, 2018 - 02:02:47
Waagacusub.com -Wuxuu taagan yahay "Xitaa saxaradeyda Kuuriyada Waqooyi ayaa loo qaadi doonaa"

Read More »

[Daawo Arooska] Mursal iyo Hodan - heesaha la isku garbaashay -Jaceylka talantaaliga iyo Catoowga Khadra Silimo - wixii leeysku xantaba hadeey gaw ka siiyeen

0 Visits: 0 | Monday June 11, 2018 - 23:12:20
Daawo Arooska Mursal iyo Hodan - heesaha la isku garbaashay -Jaceylka talantaaliga iyo Catoowga Khadra Silimo - wixii leeysku xantaba hadeey gaw ka siiyeen

Read More »

[Daawo] fulay booto badan iyo Fanaanadda Qaali ladan maxaa kala qabsaday

0 Visits: 0 | Monday June 11, 2018 - 23:12:20
Daawo fulay booto badan iyo Fanaanadda Qaali ladan maxaa kala qabsaday

Read More »

[Dhageyso Sirculus:] Alshabaab oo ay ka dhex tafantay, Abu cubeyda oo dil ka bad baaday iyo Saraakiil isku haya Hogaaanka Kooxda (Qabiilada iyo Magacyada)

0 Visits: 0 | Monday June 11, 2018 - 16:13:51
Axmed Cumar Abu Cubeydah, oo ah Hoggaamiyaha uug sareeya Al shabaab ayaa wajahaya labo xaalad oo aad u adag, Mida koowaad oo ah inuu xanuun la il daran yahay iyo tan labaad ah in Masuuliyiin ururka awood ku leh uu dagaal kala dhaxeeyo isla markaana ay ka raadinayaan dhulka keynta ah si ay u dilaan.

Read More »

[Topnews] Wiil toogasho xaqdaraa lagu xukumay Xamar Ciidda ka hor oo codsaday inuu gabadhiisa yar la kulmo iyo farxad daradii ka raacday

1 Visits: 6396 | Monday June 11, 2018 - 10:24:38
Waagacusub.com - Fadlan si degan u akhri qisadaan xanuunka badan oo ku saabsan Aabbe toogasho xaqdaraa ay ku xukumeen Garsoorka Dowladda Muqdisho ee Farmaajo. Waxa lagu xukumay wilkan Dil togasho ah. Waxana lagu fulinaya dilka laba maalmod ka hor maalinka ciida ciidul fitriga.

Read More »

[Daawo xogta Dahir Alasow] Xamar oo dagaal foolaneysa iyo Banaanbaxa Yurub ee Farmaajo Safarkiisa Belgium.

0 Visits: 0 | Monday June 11, 2018 - 08:11:28
Daawo xogta Dahir Alasow Xamar oo dagaal foolaneysa iyo Banaanbaxa Yurub ee Farmaajo Safarkiisa Belgium.

Read More »

[Dhageyso:] Alshabaab oo laga dilay Saraakiishii ugu badnaa iyo Qaar Nolosha lagu qabtay ([Xogtii ugu dambeysay])

0 Visits: 0 | Sunday June 10, 2018 - 14:40:37
Saraakiisha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa waxa ay sheegeen hawlgal ka dhacay deegaanka Baar-sanguuni ee duleedka magaalada Kismaayo in ay ku dileen in ka badan Labaatan dagaalame oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab.

Read More »

[Daawo] Dahir Alasow iyo Wariye Idaajaa maxaa kala qabsaday ?

0 Visits: 0 | Sunday June 10, 2018 - 10:53:56
Daawo Dahir Alasow iyo Wariye Idaajaa maxaa kala qabsaday ?

Read More »

[Daawo wardegdega] Baabuur xamuul siday oo dad iyo dameer ku dul dhacay Xamar kadib markii wadooyinkii laga xiray oo damcay Qardajeex inuu maro

0 Visits: 0 | Sunday June 10, 2018 - 10:24:19
Daawo wardegdega Baabuur xamuul siday oo dad iyo dameer ku dul dhacay Xamar kadib markii wadooyinkii laga xiray oo damcay Qardajeex inuu maro

Read More »

[Daawo] Fanaan caana oo Xaramka ku dhex ooyay iyo ballanta uu qaaday

0 Visits: 0 | Sunday June 10, 2018 - 10:18:52
Daawo Fanaan caana oo Xaramka ku dhex ooyay iyo ballanta uu qaaday

Read More »

[Daawo Live-kii] ugu qosolka badnaa "Nin Nasiibkiisa noqday Naag dhega la iyo mid dhiig kar qabta oo afka furtay"

0 Visits: 0 | Sunday June 10, 2018 - 04:54:02
Daawo Live-kii ugu qosolka badnaa "Nin Nasiibkiisa noqday Naag dhega la iyo mid dhiig kar qabta oo afka furtay"

Read More »

[Dhegeyso:] Wariye Hani Xaaji oo ku geeriyootay Dalka Turkiga iyo Xog laga helay Sababta ay u dhimatay

0 Visits: 0 | Saturday June 09, 2018 - 16:50:34
Waxaa dalka Turkiga ku geeriyootay goor dhoweyd Weriye Hani Xaaji Maxamed oo ka mid ahayd saxafiyiinta ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho ee ka tirsaneyd Telefishanka Universal.

Read More »

[Daawo Dahir Alasow] oo sirculus kashifay iyo dekadda Muqdisho Ahmed Samoow

0 Visits: 0 | Saturday June 09, 2018 - 10:32:31
Daawo Nin Gaaljecela oo guryo qurux badan ka dhistay Canshuurta Dekadda Muqdisho halsano gudahiis iyo heerka musuqmaasuqa gaaray. Shalay markii Farmaajo la dooranaayey shilin ma heeysan maantana waa Tujaar ? Axmad Samoow oo loo magacaabay 20-kii bisha May ee Sannadkii 2017 Madaxa Canshuuraha Dekadda…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...