Wararka

[Ciidamadda] Malatariga iyo Kuwa Booliska oo Isku Horfadhiya Wadooyinka Muqdisho

0 Visits: 2178 | Monday March 25, 2019 - 12:14:15
Waagacusub.com-Ciidamo ka Tirsan kuwa Malatariga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamo boolis ah ayaa maanta isku horfadhiya qaar kamid ah wadooyinka Magaaladda Muqdisho.

Read More »

[QORSHAHA] RW KHEYRE & FAHAD EE DOORASHADA 2020. (Qalalaasaha Ciidamadda, Galmudug iyo Qaraxyadda joogtada ah ee [Muqdisho]

0 Visits: 2648 | Monday March 25, 2019 - 01:12:56
Waagacusub.com- RW Kheyre iyo Fahad qorshahooda Doorashadda 2020 oo si aad u xirfad sareysa ugu socda, heshiis la galeen Madaxweyne Ahmed Madoobe, Booqashana ugu tageen Kismaayo, si aad u sareysa loogu soo dhoweeyey, lagana aqrisan karay heerka Kalsoonida iyo danaha mideeya oo ka dhanka ah Farmaajo…

Read More »

[Ra'isulwasaare] Xasan Cali Kheyre weli waa tacsi u joog!

0 Visits: 3208 | Saturday March 23, 2019 - 16:24:43
Waagacusub.com- Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ka tacsiyeey Alla ha u naxariistee dadkii ku shahiiday weerarkii argagaxiso ee kooxda Arxan-laawayaasha, dad qalatada ah ay ku doonayeen in ay ku dhibaateen umadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta…

Read More »

[Qaraxii 5-aad] oo maanta ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 1825 | Saturday March 23, 2019 - 14:56:54
Waagacusub.com- Wararka ka imanaya Isgooyska Ex-Koontarool Afgooye ayaa sheegaya in uu halkaas ka dhacay Qarax lagu xiray Gaari ay la socdeen dad rayid ah.

Read More »

[DAAWO Muqaal] Biloowgii Dagaalka Argagixisada Ee Somalia?

0 Visits: 0 | Saturday March 23, 2019 - 02:48:25
hareed

Read More »

[DHAGEYSO:] Caasho ilyaas Wiilashii Kufsaday oo Yurub loo Dhuufiya !!

0 Visits: 0 | Friday March 22, 2019 - 22:57:05
hareed

Read More »

[Dhageyso] Warbixinta Heritage ee qiimeeynta Farmaajo 2 sano kadib oo noqotay fadeexad qabsatay baraha bulshadda

0 Visits: 0 | Friday March 22, 2019 - 02:27:50
Machadka Daraasaadka ee Heritage ee fadhigiisu yahay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray warbixin uu kaga hadlayo wixii u qabsoomay iyo wixii ka qaldamay dowladda Federalka ee Soomaaliya. Warbixintan ayaa lagu eegay guud ahaan labadii sanadood ee uu xukunka hayay madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo.…

Read More »

[Xog]Shaqaalaha beesha caalamka iyo ajaaniibta kale oo ka baxay Muqdisho

0 Visits: 2606 | Wednesday March 20, 2019 - 16:49:10
Waagacusub.com- Warar ay heshay Waagacusub ayaa sheegaya in maanta iyo shalay magaalada Muqdisho ay ka baxeen qaar ka mid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay, Midowga yurub, Midowga Africa iyo inta badan shaqaalaha kale ee ajaaniibta ah kuna sugnaa magaalada Muqdisho kadib xaalad cabsi ah oo ka jirta Gobalka…

Read More »

[Maxaa] ka jira in madaxweyne ku xigeenka HirShabelle uu kasoo cararay Jowhar?

0 Visits: 1864 | Wednesday March 20, 2019 - 14:03:24
Waagacusub.com- Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullahi Guudlaawe ayaa beeniyay warar sheegayay in uu isaga baxay magaalada Jowhar kaddib markii ciidamada dowladda ay ka baxeen aagaggii Gobolka Shabeellaha dhexe.

Read More »

[Topnews:-] Dowladda Somalia oo si fool xun ula dhaqantay Fanaanka Salaad Derbi iyo Dil loogu hanjabay ?

0 Visits: 7890 | Wednesday March 20, 2019 - 01:18:44
Waagacusub.com - Fanaanka weyn Salaad Derbi oo caawa la soo xariiray Waagacusub ayaa u sheegay inuu Dowladda Somalia iyo maamulka gobolka Banaadir kala kulmay dhaqan uu ka yaabay oo aad u fool xun kadib markii lagu wargeliyay inuu iskaga guuro Hotelkii Dowladda dejisay ee SYL , iyadoo dhinaca kalena…

Read More »

[Murugo]:-Askari Magaaladda Muqdisho Ku Dilay C/waxiid oo 3-habeen Aroos Ahaa

0 Visits: 2560 | Monday March 18, 2019 - 11:43:47
Waagacusub.com- Askari ka tiran Ciidamadda booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Isgoyska Taleex Degmadda Hodan ee magaaladda muqdisho waxa uu shalay ku dilay Wiil dhalinyaro ahaa oo Bajaaj waday.

Read More »

[DAAWO] Yaa Dilay Mohamed Siyaad Barre [,Isaaq Mise Hawiye?]

0 Visits: 0 | Monday March 18, 2019 - 01:10:36
HAREED

Read More »

[Daawo] iscafiskii Dahir Alasow iyo Dayax dalnuurshe -qosol iyo kaftan

0 Visits: 0 | Sunday March 17, 2019 - 20:20:58
Daawo iscafiskii Dahir Alasow iyo Dayax dalnuurshe -qosol iyo kaftan

Read More »

[Daawo] maxaa kala qabsaday Qaali Ladan ,Shaadiya Sharaf iyo Nadiiro Nayruus - Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Sunday March 17, 2019 - 20:20:58
Daawo maxaa kala qabsaday Qaali Ladan ,Shaadiya Sharaf iyo Nadiiro Nayruus - Dahir Alasow

Read More »

Waagacusub TV
Loading...