Wararka

[DHAGEYSO:] War Cusub oo Kasoo Baxay Guddoomiye Mursal iyo… ?

0 Visits: 0 | Wednesday December 05, 2018 - 02:25:33
hared

Read More »

[Weerar khasaaro] geystay oo ka dhacay Baydhabo iyo xaaladda oo kacsan

0 Visits: 2409 | Tuesday December 04, 2018 - 20:40:04
Waagacusub.com- Wararka aan caawa ka heleyno magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday mid kamid ah bar ilaalineedka "Control" laga soo galo magaalada Baydhabo.

Read More »

[Daawo] Caruuskii Abubakar Xasan Adan Samatar oo Marwadiisa hees qurux badan ku maaweeliyay

0 Visits: 0 | Tuesday December 04, 2018 - 07:28:09
Daawo Caruuskii Abubakar Xasan Adan Samatar oo Marwadiisa hees qurux badan ku maaweeliyay

Read More »

[Daawo] Fanaan Khadar Keyow oo ugu dambeeyn qirtay in gabadhii uu jeclaay uu ka dulqaaday saaxiibkiisa iyo qisadda heesta Cafis baan ka doorbiday

0 Visits: 0 | Tuesday December 04, 2018 - 07:18:18
Daawo Fanaan Khadar Keyow oo ugu dambeeyn qirtay in gabadhii uu jeclaay uu ka dulqaaday saaxiibtiisa iyo qisadda heesta Cafis baan ka doorbiday

Read More »

[Daawo] Arooska wiil uu dhalay Xasan Adan Samatar iyo gabadha Prof Shirwac oo Gudoomiyaha aqalka sare bixiyay

0 Visits: 0 | Tuesday December 04, 2018 - 06:47:17
Daawo Arooska wiil uu dhalay Xasan Adan Samatar iyo gabadha Prof Shirwac oo Gudoomiyaha aqalka sare bixiyay

Read More »

[DHAGEYSO:] Dowladda Qatar oo War Cusub Soo Saartay ?

0 Visits: 0 | Tuesday December 04, 2018 - 01:38:34
hAREED

Read More »

[Daawo] baabuur jiirtay dibadbaxyaasha Faransiiska iyo waxa ku dhacay darawaladii waday

0 Visits: 0 | Monday December 03, 2018 - 13:01:59
Daawo baabuur jiirtay dibadbaxyaasha Faransiiska iyo waxa ku dhacay darawaladii waday

Read More »

[Daawo] Paris oo dagaalkii ugu adkaa ka socdo - Ciidanka iyo shacabka oo dagaalkooda sababay burburka Magaaladda iyo holac is qabsaday

0 Visits: 0 | Monday December 03, 2018 - 12:45:33
Daawo Paris oo dagaalkii ugu adkaa ka socdo - Ciidanka iyo shacabka oo dagaalkooda sababay burburka Magaaladda iyo holac is qabsaday

Read More »

[Topnews;-] Musuqmaasuqa Dakhliga Guud ee dhabta ah oo ka kooban Gudaha iyo Dibedda oo soo xarooday 8 bilood Jannaayo ilaa Agoosto wuxuu yahay $156,717,203.53.

0 Visits: 1598 | Monday December 03, 2018 - 11:37:52
Qodobo gogoldhig ah: Dowlad kasta waa inay ku shaqeysa Miisaniyad sharci ah oo laga ansixiyay Wakiillada Shacabka (Barlamaanka ama Gole deegaan). Dowladdu ma qaadi karto canshuur iyo khidmo, mana qaadan karto amaah haddii uusan jirin sharci u oggolanaaya. Sidoo kale, Dowladdu ma bixin karto kharaj aan…

Read More »

[Daawo] Ciyaar shidan Shaadiya Sharaf iyo Nadiiro Nayruus - King Araash

0 Visits: 0 | Monday December 03, 2018 - 11:21:19
Daawo Ciyaar shidan Shaadiya Sharaf iyo Nadiiro Nayruus - King Araash

Read More »

[Topnews:-] Ku tagrifalka Ku xigeenadda Guddoonka BF Somalia oo kasoo horjeeda "ilaalinta" maamulka maaliyadda

0 Visits: 1479 | Monday December 03, 2018 - 11:15:55
Waagacusub.com - Warbixinta Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorshaha, iyo La Xisaabtanka Hay'adaha Dowladda (GMMQXHD) ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya (BFS) iyo dooda la hor istaagay waxay shaaca ka qaadeen baahida loo qabo in si deg deg ah wax looga qabto musuqmaasuqa hareereyay dhaqangelinta…

Read More »

[Daawo] Iidaadi oo sidii Salmaan Khan gabdha shidan dhinacyadda laga fariisiyay iyo farxadiisa

0 Visits: 0 | Monday December 03, 2018 - 06:28:51
Daawo Iidaadi oo sidii Salmaan Khan gabdha shidan dhinacyadda laga fariisiyay iyo farxadiisa

Read More »

[DHAGEYSO:] Sababta Ka Dambeyso in Ciidamo Gaar Ah loo Diro Baydhabo ?

0 Visits: 0 | Saturday December 01, 2018 - 01:37:07
Hareed

Read More »

[DHAGEYSO:] Sababta Ka Dambeyso In La Kala Diro Guddiga Maaliyadda?

0 Visits: 0 | Thursday November 29, 2018 - 02:18:13
HAREED

Read More »

[Daawo Sirculus] basaasiin Somalia oo Ethiopia u jaajuusa dalkooda iyo dadkooda - Taliye ku xigeenkii Sirdoonka ayaa kashifay

0 Visits: 0 | Wednesday November 28, 2018 - 23:48:07
1- Xildhibaan Mahad Cawad - Gudoomiye ku xigeenka baarlamaanka Somalia, waxaa u qoran derajadda Korneyl. Sirdoonka Ethiopia 2- Jeneral Bashiir Goobe, Taliyaha Ciidanka Asluubta Somalia waxaa u qoran derajadda Jeneral. Sirdoonka Ethiopia 3- Xildhibaan Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ,waxaa u qoran derajadda…

Read More »

[Topnews:-] Faransiiska oo Ciidanka Badda Ethiopia garab istaagay - Habasha Tv

0 Visits: 3576 | Tuesday November 27, 2018 - 07:04:12
Waagacusub.com - Dowlada Faransiiska ayaa balan qaaday inay gacan weeyn ka geeysanayaan dhismaha Ciidanka badda ee Ethiopia.

Read More »

[Daawo] Dayax Dalnuurshe oo si toosa ula hadlay Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Tuesday November 27, 2018 - 04:54:05
Daawo Dayax Dalnuurshe oo si toosa ula hadlay Dahir Alasow

Read More »

Waagacusub TV
Loading...