Gabi ahaanba waxaa Go'ay isu socodka Guriceel iyo Beledweyne

0
Friday January 22, 2021 - 22:30:08 in Wararka by Editor in Chief
  • Visits: 1498
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabi ahaanba waxaa Go'ay isu socodka Guriceel iyo Beledweyne

    Isbuucyo kahor ayaa Deegaanka maxaas ee Gobalka Hiiraan waxaa lagu afduubtay 5 ruux oo deegaan ahaan kasoo Jeeda Degmada Guriceel, waxaana madax furasho ahaan looga qaatay lacag ku dhow konton kun Dolar (50,000), maalmo kadib Deegaan hoos yimaada De

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isbuucyo kahor ayaa Deegaanka maxaas ee Gobalka Hiiraan waxaa lagu afduubtay 5 ruux oo deegaan ahaan kasoo Jeeda Degmada Guriceel, waxaana madax furasho ahaan looga qaatay lacag ku dhow konton kun Dolar (50,000), maalmo kadib Deegaan hoos yimaada Degmada Matabaan ayaa Dad shacab iyo Gaarigii ay saarnaayeen afduubteen Maleeshiyo Reer Guriceel.

 Afduub Daba socdo kan matabaan waxaa labo gaari iyo dadkii saarnaayeen loogu geystay Deegaanka Ceelgaal oo dhaca laamiga XIriiriya Matabaan iyo Beledweyn

Guud ahaan waxaa istaagay Ganacsigii Maamulada Galmudug iyo Hirshabeele waxaana laga Cabsi qabaa in Nolasha labada Shacab saameen ku yeelato maadama ay isku tiirsanaayeen wax kala Gadasha Shacabka labada Maamul.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Waagacusub TV
Loading...