Wararka

Ajaaniib Badan Oo Ku Qulquleysa Puntlan

0 Visits: 2372 | Wednesday October 17, 2018 - 11:36:25
Ajaaniib Badan Oo Ku Qulquleysa Puntlan

Read More »

Xogta Saacadda Apple Watch uu Jamal Khashoggi xirnaa laga helay dilkiisa caddeyn ma u noqon kartaa?

0 Visits: 2389 | Tuesday October 16, 2018 - 22:51:14
Xogta Saacadda Apple Watch uu Jamal Khashoggi xirnaa laga helay dilkiisa caddeyn ma u noqon kartaa?

Read More »

War dag dag ah Ciidamada Kenya Oo Qarax Lagu La Eegtay Gobolka Waqooyi Bari Ee Dalka Kenya

0 Visits: 1108 | Tuesday October 16, 2018 - 19:33:59
Ciidamada Kenya Oo Qarax Lagu La Eegtay Gobolka Waqooyi Bari Ee Dalka Kenya

Read More »

[Dhageyso] Xoghayaha guud ee Rugta Ganacsiga Somalia oo kashifay sababta loogu xanibay Muqdisho Airport xilli uu ku socday Jubaland

0 Visits: 0 | Tuesday October 16, 2018 - 19:17:18
Xoghayaha Rugta Ganacsiga iyo Warshedaha Soomaaliya sidoo kalena ah Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha Maamulka Jubaland Shaafi Raabi Kaahin ayaa maanta lagu xannibay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho. Xoghaye Shaafi, oo la hadlay Saxaafadda isaga oo ka degay Garoonka Diyaaradaha ee…

Read More »

[Topnews] Raisulwasaaraha Ethiopia oo Nin Somalia xil Wasiir culus u magacaabay

0 Visits: 2847 | Tuesday October 16, 2018 - 19:04:20
Waagacusub.com - Ra'iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta u magacaabay Ahmed Shide inuu noqdo wasiirka maaliyadda dalkaas, isaga oo beddeli doona Abraham Tekeste.

Read More »

[Topnews:] Turkiga oo Codkii cadeeynta dilka Wariye Jamal u gudbiyay Mareykanka iyo Saudi Arabia

0 Visits: 2593 | Tuesday October 16, 2018 - 18:44:04
Waagacusub.com - Mas'uuliyiinta Turkiga ayaa sheegay inay hayaan cod ka kooban 11 daqiiqo oo muujinaya in suxufiga la la'yahay ee Sacuudiag Jamal Khashoggi lagu dhex dilay qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul.

Read More »

Magacaabidda Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha iyo qorshaha dahsoon ee ka danbeeysa (Warbixin, Cadeymo/Sawiro)

0 Visits: 2627 | Tuesday October 16, 2018 - 15:11:12
Magacaabidda Safiirka Soomaaliya u fadhiya Shiinaha iyo qorshaha dahsoon ee ka danbeeysa (Warbixin, Cadeymo/Sawiro)

Read More »

[Daawo] Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka oo ka degay Riyadh iyo halista ay wajaheen Munaafiqiinta Saudi Arabia

0 Visits: 0 | Tuesday October 16, 2018 - 14:21:29
Daawo Xoghayaha Arrimaha dibadda Mareykanka oo ka degay Riyadh iyo halista ay wajaheen Munaafiqiinta Saudi Arabia

Read More »

[Topnews:-] Anwar Ibrahim oo 20 sano oo Xabsiya kadib loo dhaarshay Gudoomiyaha Baarlamaanka Malaysia iyo halgankii Xaaskiisa gashay ?

0 Visits: 1767 | Tuesday October 16, 2018 - 07:04:58
Waagacusub.com - Kadib 20 sano oo xabsi, sumcad dil iyo bahdalaad ah, Anwar Ibrahim waxaa maanta loo dhaariyey Baarlamaanka Federaalka ah ee Malaysia. Sanad iyo bar ka dibna wuxuu noqon doonaa Raysalwasaaraha Malaysia. Markii uu Dr Mahathir Mohamed xabsiga dhigay 1998-dii wuxuu ku eedeyey in wiil darawal…

Read More »

War dag dag ah Safiirka Soomaaliya ee Turkiga u fadhiya oo looga yeeray wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga (Sababta

2 Visits: 4943 | Monday October 15, 2018 - 16:52:23
Safiirka Soomaaliya ee Turkiga u fadhiya oo looga yeeray wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga (Sababta

Read More »

Dowlada Somalia oo dhabarka ka toogatay Turkiga misna garab istagtay Saudi Arabia

0 Visits: 2638 | Monday October 15, 2018 - 12:55:01
Dowlada Somalia oo dhabarka ka jabisay Turkiga wexeena si toosa u garab istagty Saudi Arabia aqriso

Read More »

[Topnews:-] Dowladaha Reer Galbeedka oo si wadajira ugu hanjabay Saudi Arabia - Warsaxaafadeed

1 Visits: 2888 | Monday October 15, 2018 - 10:00:37
Waagacusub.com - War qoraal ah oo si wada jir ah uga soo baxay Wadamada Mareykanka, Britain, Jarmalka iyo Faransiiska ayaa waxaa boqortooyada Sacuudiga loogu baaqay in si deg deg ah looga jawaab celsho khaarijinta la tuhunsan yahay ee Jamal Khashoggi.

Read More »

Maxkamadda C.Q.S oo xukun dil ah ku fulisay Ninkii ka dambeeyey qaraxii Soobe

0 Visits: 1937 | Sunday October 14, 2018 - 15:59:50
Maxkamadda C.Q.S oo xukun dil ah ku fulisay Ninkii ka dambeeyey qaraxii Soobe

Read More »

Faah-faahin: Laba qarax oo ruxay Baydhaba (Yuu ahaa bartilmaameedka?)

0 Visits: 2095 | Saturday October 13, 2018 - 19:32:39
Faah-faahin: Laba qarax oo ruxay Baydhaba (Yuu ahaa bartilmaameedka?)

Read More »

[DHAGEYSO:] Wiil Dhalinyaro ah oo Dilay Adeerkiis oo Meher Xaday Hooyadiis!!

0 Visits: 0 | Saturday October 13, 2018 - 16:24:24
Hraeed

Read More »

[Daawo] Sirculus Madaxweynaha iyo Wasiiradda cusub ee Ethiopia

0 Visits: 0 | Saturday October 13, 2018 - 16:08:20
Daawo Sirculus Madaxweynaha iyo Wasiiradda cusub ee Ethiopia

Read More »

[Daawo Dahir Alasow] iyo falanqeyntiisa Khilaafka Maamuladda Somalia iyo afgembiga Ethiopia - Cabdi iley oo cuntadii loo diiday

0 Visits: 0 | Saturday October 13, 2018 - 15:49:48
Daawo Dahir Alasow iyo falanqeyntiisa Khilaafka Maamuladda Somalia iyo afgembiga Ethiopia - Cabdi iley oo cuntadii loo diiday

Read More »

Waagacusub TV
Loading...