Wararka

[DHAGEYSO ]Magacyada iyo Beelaha Xildhibaannada Cusub ee Koonfur Galbeed

0 Visits: 0 | Thursday March 19, 2020 - 16:45:11
hared

Read More »

[DHAGEYSO] Haweeney 103 jir ah oo ka badbaaday Coronavirus ?

0 Visits: 0 | Wednesday March 18, 2020 - 20:17:33
HARED

Read More »

Dowladda Mareykanka oo Farmaajo ku oogtay tacadiyadii Siyad Barre iyo Al-bashiir-kii Sudan ee dimbiyo dagaal iyo tacadiyo ka baxsan xaquuqul insaanka

0 Visits: 3638 | Wednesday March 18, 2020 - 08:58:19
Waagacusub.com - Warbixin ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa lagu eedeeyay Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo xadgudub ka dhan ah xuquuqul insaanka iyadoo lagu eedeeyay in dowladdiisa ay geysatay dilal sharci darro ah, xasuuq shacab oo aan sharci ahayn, jirdil iyo in ay…

Read More »

Daawo Qubanaha Dahir Alasow, Mareykanka oo Farmaajo ku oogay dacwad xasuuq uu ka geystay Somalia iyo Qoor Qoor oo lagu seexiyay inuu Xaaf tegi doono iscaleemasaarkiisa

0 Visits: 0 | Wednesday March 18, 2020 - 08:54:10
Daawo Mareykanka oo Farmaajo ku oogay dacwad xasuuq uu ka geystay Somalia iyo Qoor Qoor oo lagu seexiyay inuu Xaaf tegi doono iscaleemasaarkiisa

Read More »

[DHAGEYSO:]Warbixinta Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ee Soomaaliya

0 Visits: 0 | Wednesday March 18, 2020 - 00:11:26
HAREED

Read More »

Topnews:- Wasiir Saciid Siyaad oo Qoor Qoor u sheegay inuu Madaxweyne Xaaf geeyn doono isCaleemasaarkiisa iyo beentaas ceebta ka dhalan doonta ?

0 Visits: 3349 | Tuesday March 17, 2020 - 12:15:34
Wasiirka Maaliyadda Galmudug Saciid Siyaad Shirwac oo u muuqda inuu isu bedelay Dalaal u shaqeeya kooxda Farmaajo ayaa Guriweyn ka kireeyay Dhuusamareeb isagoo u sheegay Axmed Qoor Qoor inuu Xafladda iscaleemasaarkiisa geyn doono Madaxweyne Xaaf hasse yeeshee baaris Waagacusub.com

Read More »

Farmaajo oo xoghayaha Dhuusamareeb ka dhigay Askarigii Qalbidhagax afduubkiisa Galkacyo fuliyay - Cabdicasiis Nuska.

0 Visits: 2248 | Tuesday March 17, 2020 - 11:49:09
Waagacusub.com - Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Xoghayaha Dhuusamareeb ku abaalmariyay Askarigii uu Qalbidhagax dilkiisa ugu diray Galkacyo ee markii dambe ku guuleeystay in laga afduubo Hotelkii uu deganaa kadibna Muqdisho la geeyo. Askarigaan oo ka tirsan Ciidanka Melleteriga qeybta 21aad ee Ciidanka…

Read More »

[DHAGEYSO ]Ra'iisal Wasaaraha Canada oo ka farxiyay Soomaali badan ?

0 Visits: 0 | Sunday March 15, 2020 - 01:25:34
hared

Read More »

[DAAWO] Qaramada Midoobey oo Somalia ku wareejisay sharciga badda ?

0 Visits: 1 | Friday March 13, 2020 - 02:03:22
hared

Read More »

DAAWO Farmaajo Oo Tilaabo Fiican Qaaday Iyo Ceebta Kheyre By Qubanaha Dahir Alasow.

0 Visits: 0 | Thursday March 12, 2020 - 09:55:32
DAAWO Farmaajo Oo Tilaabo Fiican Qaaday Iyo Ceebta Kheyre By Qubanaha Dahir Alasow. Xasan Cali Kheyre ayaa ceeboobay kadib markii uu sheegay in garoonka diyaaradaha Barawe ku baxday 4.3 Milyan dollar laakiin Farmaajo ayaa tilaabo wanagsan qaaday. 1-Kheyre oo baraha bulshadda ku ceeboobay kadib markii…

Read More »

Topnews:- ilhan Cumar oo sifo aan diinta Islaamka qabin "Faraati" ku guursatay NIn aan Muslim aheyn ?

0 Visits: 5122 | Thursday March 12, 2020 - 08:32:41
Waagacusub.com - Ilhaan cumar oo ka tirsan Congress-ka Mareykanka , ayaa ugu dambaysay shaacisay in ay is guursadeen la taliyaheedii siyaasada Tim Mynett , ka dib markii ay kala tageen bishii November ee sannadkii hore saygeedii ay saddexda carruura u dhashay Axmed Xirsi.

Read More »

Cayaartoyda kooxda Juventus oo laga helay cudurka Coronavirus

0 Visits: 1816 | Thursday March 12, 2020 - 07:25:50
Waagacusub.com - Kooxda Kubadda Cagta Juventus ayaa ku dhowaaqday in daafac dambeedka dhexe ee kooxdaas iyo xulka qaranka Talyaaniga Daniele Rugani laga helay cudurka CoronaVirus. Kooxda Seria A-da ayaa sheegtay "inay ku dhaqaaqeyso dhammaan xeerarka go'doominta ee sharcigu dhigayo" oo lagu…

Read More »

DAAWO Sheekhii kufsiga ee Farmaajo dartiis u caaytamay oo Mareykanka ka baxsaday

0 Visits: 0 | Thursday March 12, 2020 - 06:50:38
DAAWO Sheekhii kufsiga ee Farmaajo dartiis u caaytamay oo Mareykanka ka baxsaday

Read More »

[DAAWO] VOA oo kashifay sirta shirkadaha Forex ee Soomaaliya?

0 Visits: 0 | Wednesday March 11, 2020 - 01:16:29
HARED

Read More »

Waagacusub TV
Loading...