Wararka

[SIRCULUS DHAGEYSO] Qodobo Aan Warbaahinta lagu shaacin oo ay ku Heshiiyeen Hogaamiyaasha Kismaayo ku shiray

0 Visits: 0 | Saturday September 08, 2018 - 19:48:14
Hogaamiyaasha maamul goboleedyada Somaliya ayaa la sheegay inay ku heshiiyeen qodobo laga reebay warmurtiyeedkii warbaahinta loo qeybiyay.

Read More »

[War degdeg:-] Maamul Goboleedyadda oo Xiriikii U Jaray Dowlada Dhaxe

0 Visits: 2167 | Saturday September 08, 2018 - 12:57:24
War Deg Deg-Maamul Goboleedyadda oo Xiriikii U Jaray Dowlada Dhaxe

Read More »

[DHAGEYSO] Maamulka Madaxweyne Cagjar ee DDSI oo ku Qaatay Go'aan ka careysiiyay Ra'iisul Wasaare Aby Ahmed

0 Visits: 0 | Saturday September 08, 2018 - 07:05:47
Maamulka uu hogaamiya Madaxweynaha Cusub ee dhawaan loo dooray Dowlada Deegaanka Soomaalida itoobiya ayaa ku dhaqaaqay Go'aan uusan jecleysay R/wasaare Aby Ahmed oo isbedel weyn ka wada Itoobiya iyo Gobolka Geeska Afrika.

Read More »

[Daawo] Hooyada Gudoomiyahii la xiray oo oohin afka furatay Free Cumar Shariif Jeeg

0 Visits: 0 | Saturday September 08, 2018 - 02:10:20
Daawo Hooyada Gudoomiyahii la xiray oo oohin afka furatay Free Cumar Shariif Jeeg

Read More »

[Daawo] Sirdoonka Belgium oo baaraya Farmaajo oo nalkii hoolka laga damiyay isagoo khudbadda bilaabay

0 Visits: 0 | Saturday September 08, 2018 - 01:54:59
Daawo Sirdoonka Belgium oo baaraya Farmaajo oo nalkii hoolka laga damiyay isagoo khudbadda bilaabay

Read More »

[DHAGEYSO] Farmaajo iyo Kheyre oo Shaaciyay hadal ka Careysiiyay Madaxda Kismaayo ku shirsan & [Hanjabaada G/Yariisow]

0 Visits: 0 | Friday September 07, 2018 - 23:36:55
Dowlada Federaalka Soomaaliya ee uu hogaamiyo Madaxweyne Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday hadal aysan jecleysan hogaamiyaasha Dowlad Goboleedyada ee Kismaayo ku shirsan.

Read More »

[Topnews] Golaha wasiirada Federaalka iyo xildhibaano ka cabanaya baad iyo handadaad

0 Visits: 3520 | Friday September 07, 2018 - 17:49:31
Waagacusub.com - Dhawaan ayaa waxaa soo ifbaxay cabasho ay jeedinayan xubno ka tirsan Xukuumada Federalka Soomaaliya kuwaasi oo ka cabanaya cadadis uu ku hayo mudane bald oo ka tirsan ulamaanka Soomaaliya.

Read More »

War dag dag ah Wasaarada Arimaha Dibada Ethiopia oo sheektay in Somalia eesan wax luga ku laheen heshiiska Eritrea iyo Jabuuti

0 Visits: 2713 | Friday September 07, 2018 - 14:38:13
Wasaarada arimaha dibada Ethiopia oo sheektay in Somalia eesan wax luga ku laheen heshiiska Eritrea iyo jabuuti

Read More »

[XOG DHAGEYSO] Maxaadan ogeyn oo ka socda Kismaayo Qodobo leysku haayo & Saameynta Faragelinta DF ee Shirka

0 Visits: 0 | Friday September 07, 2018 - 03:30:23
Shirka Kismaayo oo ay aheyd in maanta lasoo gaba gabeeyo ayaan lagu guuleysan waxana jira qodobo heshiiskooda madaxdu ku kala aragti duwanyihiin

Read More »

[XOG DHAGEYSO] Qorshaha Fahad Yaasiin iyo Farmaajo ee NISA, Sababta Shaqa joojinta Cabdalla Cabdalla iyo C/qaadir Maxamed

0 Visits: 0 | Thursday September 06, 2018 - 23:08:26
Waxa Socda Qorshe isbedel muuqda ah oo lagu sameynayo Hey'ada Nisa waxana wata Qorshahaan Fahad Yaasiin oo garab ka heysta Madaxweyne Framaajo.

Read More »

[DHAGEYSO] Ciidamo Weeraray Guriga Aadan Cadde?

0 Visits: 0 | Thursday September 06, 2018 - 22:26:23
Garqaadnews

Read More »

[DHAGEYSO:]Dowladda Farmaajo Oo Cadeysay Mowqifkeeda Shirka Kismaayo?

0 Visits: 0 | Thursday September 06, 2018 - 19:01:31
Hared

Read More »

Wararkii Ugu Danbeeyay Afduubka 70 Oday Oo Ku Maqan Gacanta Al Shabaab

1 Visits: 2013 | Thursday September 06, 2018 - 12:03:09
Wararkii Ugu Danbeeyay Afduubka 70 Oday Oo Ku Maqan Gacanta Al Shabaab

Read More »

[DHAGEYSO]Wararkii Ugu Dambeeyay Afduubka 70 Oday Oo Ku Maqan Gacanta Al Shabaab?

0 Visits: 0 | Thursday September 06, 2018 - 11:54:20
Garqaadnews

Read More »

[DHAGEYSO] Codka Qarsoodi looga duubay Gudoomiyihii XAMAR Weyne ee u Sababay Xabsi iyo Xil ka qaadis

0 Visits: 0 | Thursday September 06, 2018 - 11:06:15
Gudoomiyihii maamula Xamar weyne ayaa xabsiga la dhigay sidoo kalena shaqa joojin lagu sameeyay kadib edeymo loo soo jeediyay waxaynu n helnay codka sabab u noqday arintaan lagula kacay gudoomiyaha.

Read More »

[Daawo] Cabdi iley oo Xabsiga ku xanuunsanaya iyo hooyadiis oo codsi u dirtay Somaliweyn

0 Visits: 0 | Thursday September 06, 2018 - 09:35:42
Daawo Cabdi iley oo Xabsiga ku xanuunsanaya iyo hooyadiis oo codsi u dirtay Somaliweyn

Read More »

Waagacusub TV
Loading...