Wararka

[XOG DHAGEYSO] Villa Somaliya oo wadda Qorshii Ugu Danbeyay ee Xilka qaadis Egn Yariisow & [Macaga Mas'uulka lagu Bedeli doona]

0 Visits: 0 | Saturday August 25, 2018 - 17:39:54
Waxaa socda Qorshe dhamaad ah oo xilka uu ku weydoono Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Eng Yariisow.

Read More »

[DHAGEYSO:]Wiil Soomaali ah oo Lagu Dilay Toronto iyo Sababta Ka Dambeysay?

0 Visits: 0 | Saturday August 25, 2018 - 14:24:04
Garqaadnws

Read More »

[Al-Shabaab] oo si Ka duwan Sidii hore u Fuliyay Qaraxyo Lagu Xiray Meydadka Ciidamo ka tirsanaa Dowladda "Akhriso"

0 Visits: 2390 | Saturday August 25, 2018 - 12:55:52
Waagacusub.com Faah fahino dheeraad ah ayaa laga helayaa ciidamo katirsan military-ga dowladda Soomaaliya oo duleedka degmada Baydhabo dhimasha iyo dhaawac ku noqday Qaraxyo lagu xiray meydadka askar kale oo lagu laayay deegaanka Deynuunaay ee duleedka xarunta KMG maamulka Koofur Galbeed Somaaliya.

Read More »

[DHAGEYSO] Ra'iisul Wasaare Aby Ahmed oo Maamulka DDSI uga digay hal arin kadib kulan xasaasiya oo ka dhacay Adis Ababa

0 Visits: 0 | Saturday August 25, 2018 - 00:05:00
Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali ayaa magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya waxa uu kula kulmay Ergo gaareysa 700 qof oo laga soo kala xulay gobolada dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya.

Read More »

[XOG CUSUB DHAGEYSO] Sababta Loo badalay Magaca iyo Calanka Maamulka DDSI oo la ogaaday

0 Visits: 0 | Friday August 24, 2018 - 00:03:37
Sababta Loo badalay Magaca iyo Calanka Maamulka DDSI oo la ogaaday

Read More »

[Wardegdega] Wasiir ku xigeenka gaashindhiga Somalia oo Qarax lala beegsaday

0 Visits: 2431 | Thursday August 23, 2018 - 19:58:24
War dag dag ah Wasiir ku xigeenka Gaashandhiga Dowlada Somalia oo Qarax lala beeksaday

Read More »

Ciidamada Dowladda Oo Xabbado Ku Furay Ambulance Meyd Siddey, Dilayna Hal Qof

0 Visits: 1654 | Thursday August 23, 2018 - 14:52:52
Dhacdo fool xunCiidamada Dowladda Oo Xabbado Ku Furay Ambulance Meyd Siddey, Dilayna

Read More »

[DHAGEYSO:]Somaliland oo Qabatay Wasiirro Hore oo Itoobiya ka Soo Cararay?

0 Visits: 0 | Thursday August 23, 2018 - 11:35:36
Garqaadnews

Read More »

Xog Yaa Lala Eegtay Duqeymo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo

0 Visits: 1958 | Thursday August 23, 2018 - 11:22:52
Xog Rasmi ah Yaa Lala Eegtay Duqeymo Ka Dhacay Duleedka Kismaayo

Read More »

[DHAGEYSO] SHAQSIGA Watay Madaxweyne Cusub oo loo magacaabay DDSI & Wadanka uu isku dhiibay Sargaal ka baxsaday Aby Ahmed

0 Visits: 0 | Thursday August 23, 2018 - 09:33:00
Guddiga fulinta ee shacabka Dimuqraadiyadda Dowlad deegaanka Somalida,ayaa Madaxweyne KMG ahna Madaxweyne Ku xigeenka u doortay Mustafe Muxumed Cumar (Mustafe Cagjar).

Read More »

[DHAGEYSO] Farmaajo Oo Kumanaan Dollar Ku Bixiyey La Kulanka Donald Trump [CADEYN]

0 Visits: 0 | Wednesday August 22, 2018 - 16:52:45
Maamulka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa inta uu talada hayey 3 jeer lacag siiyey shirkado Mareykan ah, ujeedada waa sidii uu ula kulmi lahaa madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Read More »

[DHAGEYSO:]Ciidamadda NISA oo Xirtay Taliyihii Laga Soo Celiyay Kismaayo[+Sababta]

0 Visits: 0 | Wednesday August 22, 2018 - 15:13:50
Garqaadnews

Read More »

GAAS oo banaanka soo dhigay Sir ka careysiisay maamulka Somaliland

0 Visits: 3109 | Wednesday August 22, 2018 - 10:55:37
GAAS oo banaanka soo dhigay Sir ka careysiisay maamulka Somaliland

Read More »

[DHAGEYSO] Kenya oo Mas'uul ka tirsan Dowlada Farmaajo ku raad joogta & C/qaadir Gaafow oo Sabab la yaab leh isku Casilay

0 Visits: 0 | Tuesday August 21, 2018 - 20:39:23
Kenya oo Mas'uul ka tirsan Dowlada Farmaajo ku raad joogta & C/qaadir Gaafow oo Sabab la yaab leh isku Casilay

Read More »

[TOP NEWS DHAGEYSO] Sargaal Ka Goostay Somaliland oo Shaaciyay halka uu Dagaalka ka bilaabi doono & Sir badan uu la wadaagay Puntlnad

0 Visits: 0 | Tuesday August 21, 2018 - 00:25:56
Sargaal sare oo dhawaan kasoo goostay mamulka Somaliland ayaa markii ugu horeysay si faah faahsan ula hadlay warbaahinta waxana uu shaaciyay arimo badan oo xasaasiya.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...