Wararka

[Topnews:-] Qalbidhagax walaalkii oo jirdil loogu dilay Jeel Ogaadeen -Warbixin maxbuus la joogay

0 Visits: 3057 | Monday March 05, 2018 - 07:58:16
Waagacusub.com - "Nin Quraan akhris badan ayaa jecleystay in uu mar walba ila sheekeysto marka barxadda Jeelka naloo soo saaro, waxa uu maalin-maalmaha ka mid ah i weydiiyay in aan waligey qof bini'aadan ah dhib u geystay iyo in kale?"

Read More »

[Topnews:-] Qodobadda loo cuskaday xilka qaadista Ra'isulwasaaraha Farmaajo ee Madaxtooyadda laga soo qoray ?

1 Visits: 6280 | Monday March 05, 2018 - 07:23:43
Waagacusub.com - Madaxtooyadda Villa Somalia garabka taabacsan Farmaajo ayaa diyaariyay qodobo ay ku sheegeen inuu xilka ku weyn doono Ra'isulwasaare Kheyre , marka Baarlamaanka dib u furmo :-

Read More »

[Daawo Maareeyaha DPWorld Emirate-ka] "Somaliland waa dal madaxbanaan balse kuwa Dowladda Federalka Somalia waxba ma qaadi karaan ,waxeey awoodoodu ku kooban tahay hadal"

0 Visits: 0 | Monday March 05, 2018 - 06:49:28
Daawo Gudoomiyaha DPWorld Emirate-ka "Somaliland waa dal madaxbanaan balse kuwa Dowladda Federalka Somalia waxba ma qaadi karaan ,waxeey awoodoodu ku kooban tahay hadal"

Read More »

[Daawo] Telesom oo daahfurtay adeeg cusub oo dhiiri gelinaya isticmaalka shillinka Somaliland.

0 Visits: 2710 | Monday March 05, 2018 - 04:28:48
Hargeisa (Telesom): Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa soo bandhigtay adeeg cusub oo ay soo kordhisay oo ah in shillinka Somaliland telefoonkaaga kaga shuban karto sidoo kalena aad ku shuban karto dhinaca Internetka.

Read More »

[Daawo] Faysal Cali Waraabe Kheyrlawe sharafta ka qaaday

0 Visits: 0 | Saturday March 03, 2018 - 15:04:27
#Faysal #cali #waraabe oo dalaal qaa"inul wadan ah oo dalka & dadka qiyaamay ku tilmaamay Ra"iisal wasaare #khayre.

Read More »

[Daawo] riwaayadda koobka Indha adeega iyo beenta uu ku muteeystay Ra'isulwasaaraha

0 Visits: 0 | Saturday March 03, 2018 - 15:04:27
Mudane Ra'iisal wasaare beentu run ma noqoto, warsaxaafadeedka aad Xamar ku qabatay marka aad ka soo laabatay booqashadii Imaraadka waa qeyb ka mida beenta iyo mariinhabaabinta aad ku haysid shacabka Soomaaliyeed. Ceeb ma ahan inaad siyaasadda ku cusub tahay, laakiin waxaa liidasho ah inaad inta…

Read More »

[Daawo] Somaliland oo jishay Riwaayadii uu hal abuuray Ra'isulwasaare Kheyrlawe

0 Visits: 0 | Saturday March 03, 2018 - 15:04:27
Daawo Somaliland oo jishay Riwaayadii uu hal abuuray Ra'isulwasaare Kheyrlawe

Read More »

[Topnews:-] Hooyo Foola oo Jidka laga xiray Muqdisho ayaa Tarabuun ku dhimatay - Aroos iyo Aroosadna waxaa lagu qasbay iney Lugta maalaan ? "Wariye Cali Aadan Muumin oo la kulmay"

0 Visits: 3075 | Saturday March 03, 2018 - 12:13:45
Waagacusub.com - Wariye ka tirsan Warbaahinta Goobjoog ayaa Muqdisho ku arkay wixii ugu xumaay noloshiisa kadib markii shacabka laga xiray Wadooyinka waaweyn iyo Jidcadayaasha.

Read More »

[Topnews:-] Muqdisho oo khad Cagaaran yeelatay Caydiid iyo Cali Mahdi kadib - Baabuur ku eg ?

1 Visits: 4403 | Saturday March 03, 2018 - 12:04:42
Cajiiiiiiiiiib: Muqdisho, malaha, waxaa ka sameysmay QAD CAGAARAN. Gaadiidka ka imaada magaalada qeybaheeda waqooyiga, galbeedka iyo koofurta waxay ku eg yihiin Seybiyaano, Tarbuunka, Danwadaagaha, Bar Bakiin iyo Sanca.

Read More »

[Topnews:-] Wadooyinka iyo Jidcadayaasha Xamar oo dhagxaan lagu xiray "BALAN QAADKII AAN RUMOOBIN"

1 Visits: 2304 | Saturday March 03, 2018 - 10:10:01
Waagacusub.com - Dhibka Ugu badan ee Muqdishaawiyiinta Dowladdii hore ku qabeen ayaa Aheyd in Jidadka la xiro, Laakiin Doorashadii Madaxweynaha Ee Dalka ka dhacdey Kahor Farmaajo wuxuu sheegay in haddii Xilkan loo Doorto uusan Wax jid ah xiri doonin isaga oo intas ku darey in haddii Amni uu keeni waayo…

Read More »

[Topnews:-] Al-Shabaab oo Muqdisho iney la wareegaan waxyar u jira ?

1 Visits: 3347 | Saturday March 03, 2018 - 09:52:56
Waagacusub.com - Weerarada is xigxigay ee ay Alshabaab usbuucii tegey ku qaadeen Vila Somalia, Xarunta NISA, deegaanada Balcad, Afgooye iyo kolanyada ciidanka Burundi ee AMISOM waxay muujisay awood kooxdaas ay weli u leeyihiin in ay wax gumaadaan, waxay kaloo banaanka soo dhigtay taagdarida dawlada…

Read More »

[Daawo] duqa Muqdisho tacadiyada boobka uu beesha Abgaal Cismaan kula kacay

0 Visits: 0 | Friday March 02, 2018 - 17:12:59
Daawo tacadiyada iyo boobka Duqa Muqdisho Mr Yariisow oo qasabtay inuu afka furto Sheekh Maxamed Kulmiye oo indhoole ah

Read More »

[Daawo] Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka "Dalka shisheeye ayaa qabsaday - dastuurkiina iyagaa qaatay oo dalka halis buu ku jiraa Soomaaliyeey"

0 Visits: 0 | Friday March 02, 2018 - 17:11:18
Daawo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka "Dalka shisheeye ayaa qabsaday - dastuurkiina iyagaa qaatay oo dalka halis buu ku jiraa Soomaaliyeey"

Read More »

[Topnews:-] Al-Shabaab oo hub culus ka qabsaday Amisom - Balcad oo ay dagaal ku qabsadeen - Muqdisho malaga difaaci karaa ?

0 Visits: 8112 | Friday March 02, 2018 - 14:32:12
Waagacusub.com - Argagixisadda Al-Shabaab ayaa hubkii ugu cuslaay ka qabsaday Ciidanka Amisom ee jooga gobolka Shabeeladda dhexe, sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal .

Read More »

[Daawo Wardegdega:] Taarikadda Baabuur isku qarxiyay Taliska Melleteriga guutada 6-aad ee Afgooye iyo meeydka ninkii waday

0 Visits: 6408 | Friday March 02, 2018 - 11:50:09
Waagacusub.com - Baabuur caasiya oo laga buuxiyay walxaha qarxa ayaa gudaha u galay Taliska Ciidanka Melleteriga iyo kuwa Emirate-ka wada degan yihiin ee Guutadda 6-aad , Degmadda Afgooye, Shabelladda hoose.

Read More »

[Daawo] Ra'isulwasaare Kheyrlawe oo qasbay in Ethiopia saami ku yeelato Dekadda Berbera

0 Visits: 0 | Friday March 02, 2018 - 05:07:25
Ra'isulwasaare Kheyrlawe oo qasbay in Ethiopia share ku yeelato Dekadda Berbera

Read More »

[DHAGEYSO:]Wasiir Ka Tirsan Dowladda Farmaajo Oo Loo Ganaaxay Qashin!!!

0 Visits: 0 | Thursday March 01, 2018 - 14:52:45
HORDHAC

Read More »

[Daawo xogta Dahir Alasow] iyo Argagixisadda oo weeraro ismiidaamina la damacsan goobo muhiima ?

0 Visits: 0 | Thursday March 01, 2018 - 13:07:59
Daawo xogta Dahir Alasow iyo Argagixisadda oo weeraro ismiidaamina la damacsan goobo muhiima ?

Read More »

Waagacusub TV
Loading...