Xogaha la helay ayaa warinaya in magaalada Muqdisho ay soo galeen rag isku soo xiray waxyaabaha qarxa, kuwaas oo ka yimid dhinaca Shabeellada Hoose ee koonfurta Soomaaliya, kuwaasi oo doonaya inay weeraro is-miidaamin ah fuliyaan.
Ciidankii Haramcad ee La geeyay jawhar ayaa gadood sameeyay xirtayna wadooyinka muhiimkaa ee magaalada Jawhar iyagoo dalbanaya in dib loogu celiyo muqdisho oo markii hore laga keenay.
Wabiga Shabeelle ayaa waxaa la sheegay in saacadihii la soo dhaafay uu Go'doon galiyey magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hir-Shabeelle, sida ay sheegeen masuuliyiin katirsan Maamulkaas oo ku sugan magaalada Jowhar.
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle ayaa si adag kaga hadlay weerarada iyo duqeymaha Israel ay ku heyso dhulka Falastiin, isaga oo shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay xun tahay falkaasi.
Wariyaha Aljazeera ayaa goor dhaw sheegay in gantaalo ka yimi Lubnaan ay ku dhacday Waqooyiga dhulka Yahuudu heysato, tanni waxay ka dhigan tahay buu yiri "Dagaalka Gaza oo dalkii u horeeyey ee Carbeed qeyb ka noqday".
Waagacusub.com - War ka soo baxay Maleeshiyada Al-Shabaab oo ay baahisay warbaahinta taageerta ayaa lagu iclaamiyey in Arbacada berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga, isla markaana la arkay bilashada bisha Soonfur ee Shawaal
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xayirtay in ka badan 35 milyan dollar oo Talyaaniga, Sweden, Midowga Yurub iyo Bangiga Adduunka ugu deeqeen fataahadaha Wabiga Shabelle
Dowlada Kenya ayaa saaka joojisay dhamaan diyaarada ka taga Soomaaliya ee yimaada dalkaas, Marka laga reebo diyaararadaha Qaramada Midoobay iyo kuwa gargaarka.
Dowlada Soomaaliya ayaa qoraal ay u qortay Midowga Afrika waxa ay uga dalbatay in la bedelo ergeyga cusub ee dhowaan Midowga Afrika u soo magacaabay dalka Soomaaliya John Mahama.
Waagacusub.com - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynahii hore ee Somalia iyo Kenya ay ku kulmayaan Magaalada Doha Dalka Qatar.