Wararka

[Ciidamada]: Amniga oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geysaneysay Suuqa Bakaaraha

0 Visits: 2116 | Wednesday October 24, 2018 - 13:24:39
Waagacusub.com- Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa saaka gacanta ku dhigay kooxo burcad ah oo dhac ka geysanayay Suuqa Bakaaraha.

Read More »

[Xubno ] :ka mid ah jirka suxufigii la dilay ee Jamal Khashoggi oo la helay

1 Visits: 3648 | Wednesday October 24, 2018 - 03:31:12
Waagacusub.com- Guriga Qunsulka Sacuudiga uu ku leeyahay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa la sheegay in laga helay qeybo kamid ah jirka Saxafiga la dilay ee Jamal Kashogg

Read More »

[Kontomeeyo]: Dhaawac Ah Oo La Geeyey Isbitaalka Magalada Gaalkacyo

0 Visits: 2139 | Tuesday October 23, 2018 - 22:05:10
Waagacusub.com- Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa dhaawacyo laga keenay deegaanka Dhumay ee Koonfurta Gobolka Sool la geeyay Isbitaalka Weyn ee Magalada Gaalkacyo.

Read More »

[Sacuudiga]: oo ku fadeexoobay laaluush siyaasadeed ka kooban 3 arrin oo ay usoo bandhigeen Erdogan

0 Visits: 2694 | Tuesday October 23, 2018 - 20:37:11
Waagacusub.com- Wargeyska The New York Times waxa uu ka soo xigtay xubno ku dhow Madaxweynaha Turkiga inay sheegeen inay Dowladda Sacuudiga ku fashilantay hindise ay Madaxweyne Erdogan u soo bandhigeen, si aan loo shaacinin natiijada baaritaanka dilkii Saxafigii Sacuudiga ee Jamaal Khashoggi oo bishan…

Read More »

[Ku Xigeenkii]Daacishta Soomaaliya Oo La Dilay

0 Visits: 1846 | Tuesday October 23, 2018 - 14:51:53
Waagacusub.com- ku xigeenkii kooxda dawladda islaamiga (Daacish) ee Soomaaliya, Mahad Macallin, lagu khaarajiyey magaalada Muqdisho.

Read More »

[Dagaal beeleed]: dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Gobolka

0 Visits: 2280 | Tuesday October 23, 2018 - 14:37:22
Waagacusub.com-Wararka ka imaanaya Gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaal u dhaxeeyay labo beelood uu ka dhacay deegaanka Dhumay oo 45KM u jirta magaalada Laascaanood

Read More »

[Ciidanka DFS]: iyo Kuwa AMISOM Oo La Wareegay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe

0 Visits: 1824 | Tuesday October 23, 2018 - 14:31:04
Waagacusub.com- Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM ayaa waxay maanta la wareegeen deeganno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe.

Read More »

[Maxkamadeynta]:Mahad Abiib oo soo dhamaatay isagoo ka hadlay Rajadiisa sharci u soo celinta.

0 Visits: 2470 | Tuesday October 23, 2018 - 00:45:15
Waagacusub.com-Mudo isbuuc ah kadib waxaa lasoo afjaray dhageysiga dacwada Mahad Abiib iyo Hay.ada UNE ee kasoo horjeeda in Mahad dib loogu celiyo Sharciga Dalka norway.

Read More »

[Daawo] Xidigga Khadar Keyow oo muuqaalka heestii ugu shidneed qarniga soo saaray

0 Visits: 0 | Monday October 22, 2018 - 18:05:52
Aragaaga qurxoon beey indhaheeygu jershaanoo Aroorkastaayo habeenkii Aqalkaaga hortiisa Inyar leeygama waayoo. Inyar leeygama waayee Addi maan , addi maan kaa ahaan karayaa ? Anni maan,Anni maan Ixtiraamin Jaceylka ? Addi maan ,Addi maan Axdi kaaga baxaayaa Anni maan , anni maan Ballanteeni adkeeynin…

Read More »

[DEG DEG]:-Ganacsade Goordhow Lagu Dilay Muqdisho

0 Visits: 2243 | Monday October 22, 2018 - 14:06:34
Waagacusub.com Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa goordhow Suuqa Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir waxa ay ku dileen mid kamid ah Ganacsatada Suuqaasi.

Read More »

[Xildhibaan Fiqi] : Villa Soomaaliya waxay xoog iyo maalgelin ku bixineysa qaska Galmudug ka socda"

0 Visits: 1705 | Monday October 22, 2018 - 11:34:16
Waagacusub.com Mazzarino - Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay gadaal riixeyso waxa ka socda Cadaado, kaddib markii Garab ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ay maalin ka hor doorteen Madaxweyne.

Read More »

[Sacuudiga]:Oo Badalay Sheekada Dilka Jamal Khashoggi, "Ceeji Ayuu u Dhintay" Riyaadh

0 Visits: 2140 | Monday October 22, 2018 - 10:52:46
Mas'uul u hadlay Sacuudiga ayaa badalay riwaayaddii Xeer-ilaaliyaha Sacuudiga ee ku saabsaneyd dilkii Jamal Khashoggi , mas'uulkan waxaa uu sheegayaa in Jamaal u dhintay wada hadal ku saabsan sidii uu Sacuudiga ugu noqon lahaa.

Read More »

[Madax goboleedyada]:oo ku hanjabay inay madaxweyne cusub u doorayaan dalka

1 Visits: 1811 | Monday October 22, 2018 - 08:40:24
Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa ku hanjabay inay dooranayaan madaxweyne, haddii lagu guul-darreysto in dalka ay ka dhacaan doorashooyin, ayaga oo ku eedeeyey dowladda dhexe inaysan hayn waddadii doorasho ay ku dhici lahayd.

Read More »

[Daawo] Qaali Ladan oo hees cusub ku jibisay Score-ka ciyaarta iyo lebiska

0 Visits: 0 | Monday October 22, 2018 - 04:34:51
Daawo Qaali Ladan oo hees cusub ku jibisay Score-ka ciyaarta iyo lebiska

Read More »

[DAAWO] awoodda Ciidan ee Sacuudiga iyo Turkey haddii ay dagaalamaan ?

0 Visits: 0 | Monday October 22, 2018 - 02:22:06
DAAWO awoodda Ciidan ee Sacuudiga iyo Turkey haddii ay dagaalamaan ?

Read More »

[Madaxweyne Xaaf] : hadii gobolada gubtaan gaar ahaan Galmudug, wallaahi in aysan Xamar nabad ahaaneyn

0 Visits: 2489 | Sunday October 21, 2018 - 21:18:09
Waagacusub.com Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa wuxuu sheegay hadii maamul goboleedyada rabshado iyo burbur uu ka bilawdo gaar ahaan Galmudug in aysan nabad ahaan doonin Muqdisho.

Read More »

[Madaxweyne Gaas] : Xaaladda Soomaaliya Amniga ma Dhowa

0 Visits: 1299 | Sunday October 21, 2018 - 17:54:42
Waagacusub.com Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, C/Weli Maxamed Cali Gaas oo maanta ka hadlayey furitaanka shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada, oo ka dhacay Garoowe ayaa sheegay in xaaladda amniga aaney dhoweyn.

Read More »

[Sharif Xasan] : Dowladda Dhexe Dhibaato Badan Kuma Heyso Al-shabaab

0 Visits: 1172 | Sunday October 21, 2018 - 17:49:52
Waagacusub.com Sharif Xasan Sheekh Aadan, Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo maanta ka hadlay furitaanka shirka 4aad ee golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay in dhib laga abuuro Galmudug.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...