[Topnews:-] Dhalinyaradda Somalida waxey u dhimanayaan la xanuunsan yihiin daroogo halis badan
Waagacusub.com - Dhalinyaradda Soomaaliyeed waxey u dhimanayaan , la xanuunsanayaan balwado u badan daroogo, sida Xashiish, Koodhiin, Blue kaniin la yiraa, Qamri, Shiishad, Sigaar, Taabuu iyo Gaaska qosolka bahal yiraa oo hadda soo baxay kaas oo qofka marka uu dhawr jeer cabo waali uu ku ridayo, shaki…[Topnews:-] Madaxweyne Deni wuxuu furay albaabka eexda, nin tooxsiga iyo musuqmaasuqa xilalka aqalka sarre Puntland
Waagacusub.com - Aqalka sarre Puntland waxba kama duwana liis gole wasiir uu deni soo magacaabay oo ay golaha baarlamaankanna codka kalsoonida siiyeen. Tani waa calaamada bilowga ku danaysiga shakhsi ee awooda dowlad goboleedka Puntland, way iska muuqataa in koox deni danihiisa gaarka u fulinaya inuu…[DAAWO] Maxaad ka taqaan Senatorada aqalka sare Galmudug iyo Malxiisyadooda
DAAWO Maxaad ka taqaan Senatorada aqalka sare Galmudug iyo Malxiisyadooda[Daawo] Farmaajo oo lacag badan ku bixiyay in dacaayad lagu furo Rooble iyo Jawaabta Dahir Alasow
Daawo Farmaajo oo lacag badan ku bixiyay in dacaayad lagu furo Rooble iyo Jawaabta Dahir Alasow[DAAWO] QIYAANADA QOOR QOOR EE KURAASTA AQALKA SARE IYO XOGTA DAHIR ALASOW
DAAWO QIYAANADA QOOR QOOR EE KURAASTA AQALKA SARE IYO XOGTA DAHIR ALASOW[Dhageyso Surah Al-Hijr] #15 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ[Topnews:-] Tunisia oo mar labaad af Kaligii taliye gashay iyo Macalinkii ay doorteen oo noqday Farmaajaha Somalia ?
Halhays iyo Halis! Waagacusub.com - Wuxuu ahaa macallin dhiga sharciga; siyaasad kama soo dhex muuqan waqtigaas ka hor; wuxuu inta badan ku celcelin jiray halhaysyo u badan dhaleecaynta nidaamka Tunisia, ballan qaadyo in uu musuqa la dagaali doonno, dhaqaalahana kobcin doonno. Madaxweyne Kais Saied…[Muqdisho] "Caasimad ay ku amar taagleeyan Fahad Yasin, Khadiijo Diiriye, Farmaajo, Mahdi Guled, Dubbe , Xijaar iyo Beyle" ?
Waagacusub.com - Muqdisho iyo goboladda ku xeeran ee beelweynta Hawiye degaan markii laga qaaday shan iyo toban kun oo dhalinyara ah lagana iibshay Ethiopia kadib wuxuu xaalku gaaray in gabdhahii Hawiye laga afduubto guryahooda iyadoo aysan muuqan ficil dhaafsan cambaareeyn iyo hanjabaad.[Topnews:-] Ciidankii Badbaado Qaran oo Mushaarkii laga jaray beel gaar ah?
Waagacusub.com - Tobaneeyo kamid ah ciidamadii diidanaa muddo korarsiga ee ka dagaalamay aagga Barmuudo iyo KM4 ayey dowladda Farmaajo ka joojisay mushaarkii ay qaadan jireen. Ciidanka mushaaraadka laga joojiyay waxaa sidoo kale ku jira qaar ka tirsan ilaalada Janaraal Saadaq Joon, kuwa Janaraal Indhacade,…[DAAWO] sidii loo afduubay Ikran Tahliil iyo Ninkii afduubay By Dahir Alasow
Sidii loo afduubay Ikran Tahliil iyo Ninkii afduubay By Dahir Alasow[Topnews:-] Waa kuma Sarkaalka afduubtay Ikran Tahliil Muqdisho ?
Waagacusub.com - Sarkaalka afduubay Aqoonyahanad Ikran Tahliil waxaa la yiraa Cabdiqani Dhiirane . waxaana loo yaqaan WADNA QABAD. Mr Wadna qabad wuxuu u dhashay beesha Hawiye gaar ahaan Murusade , Sabti, Abokar Codweyne, Maxaa Xasan. Cabdiqani dhiirane wuxuu ka tirsanaan jiray kooxda madax jibiska…Bankiga IBS Somalia oo %85 Al-qaeda leedahay lacagta lagu furay.
Waagacusub.com - Saraakiil ka tirsan Amniyaat-ka Al-Shabaab oo badankood ka goostay kooxda argagixisadda ayaa ku xog waramay in lacagta lagu furay International Bank of Somalia IBS uu lahaay Xoghayahii Maaliyadda Argagixisadda Alqaeda Fazul Abdallah. Taliyahii hore ee Amniyaat-ka Al-Shabaab Zakariye…[DAAWO] Dahir Alasow oo shaaciyay Xildhibaanka cusub ee Odoow Sacad iyo Fariin Xildhibanada Hawiye
Dahir Alasow oo shaaciyay Xildhibaanka cusub ee Odoow Sacad iyo Fariin Xildhibanada Hawiye[DAAWO] Dowladaha Qatar iyo Emirate-ka iyo tirada Musharaxiinta ay lacagta siiyeen
Dowladaha Qatar iyo Emirate-ka iyo tirada Musharaxiinta ay lacagta siiyeen[DAAWO] TPLF Tigray oo soo bandhigtay Maxabiista Ciidankii Somalida ee Muqdisho laga qaaday
DAAWO TPLF Tigray oo soo bandhigtay Maxabiista Ciidankii Somalida ee Muqdisho laga qaaday[DAAWO] Ceebta hareeysay Farmaajo , loolanka doorashadda iyo wararka qubanaha Dahir Alasow
DAAWO Ceebta hareeysay Farmaajo , loolanka doorashadda iyo wararka qubanaha Dahir AlasowDhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ…[Daawo] Ra'isulwasaraha Ethiopia oo ku jabay dagaalkii Tigray uu la galay iyo Wararka Loolanka doorashadda Somalia
1- Farmaajo oo ceeb iyo cambaareeyn kala kulmay xuska maalmaha xoriyadda. 2- Ra'isulwasaare Rooble oo loo aqoonsaday halyeeyga qarniga . 3- Culumadda iyo Waxgaradka Soomaaliyeed maxey uga aamusan yihiin dhalinyaradda kumanaanka kun ee waalidkood u ooynayaan in loo sheego ubadkooda nolol iyo geeri.…[Daawo -Akhri ] qubanaha Dahir Alasow, Loolanka doorashadda iyo warar xasaasiya
Waagacusub.com - Wararka maqal iyo muuqaalka ee Qubanaha Waagacusub Tv waxaa ugu waaweyn:- 1- Farmaajo oo ceeb iyo cambaareeyn kala kulmay xuska maalmaha xoriyadda. 2- Ra'isulwasaare Rooble oo loo aqoonsaday halyeeyga qarniga . 3- Culumadda iyo Waxgaradka Soomaaliyeed maxey uga aamusan yihiin dhalinyaradda…[Nin Asalkiisu] yahay Soomaali oo ku diley saddex ruux dalka Jarmalka
Saddex ruux ayaa ku dhimatay dhowr kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin ku hubeysan Mindi uu ku weeraray magaalada Würzburg ee dalka Jarmalka.Waagacusub TV
Loading...