Waagacusub TV

Topnews:- Qoor Qoor oo lacagtii ugu badneed ka dhacay ganacsatadii Saleebaan Habargidir.

0 Visits: 3385 | Wednesday July 01, 2020 - 11:30:33
Qoor Qoor Xaalka Waa ku xun yahay , waxey xaaladu mareeysaa ineysan Laba qof oo Reer Muse Farax Saleebaana isi salaamin. Prof. Abdirahman Adan Sabriye, waa Nin reer Musa, Mahad Alle ah, Wuxuu isku sharaxey Madaxweynaha Galmudug asagoo lacag gaareysa 600,000, lix boqol kun dollar oo uga baxday ololahiisii…

Read More »

COD Sira oo laga duubay Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo si adag u wada hadlaa?

0 Visits: 0 | Tuesday June 30, 2020 - 05:58:27
COD Sira oo laga duubay Farmaajo iyo Sheekh Shariif oo si adag u wada hadlaa?

Read More »

Xog rasmiya Shirqoolkii lagu dilay Halyeey Dahir Shidane iyo Xariga Dembibaaraha Boliiska Cadaado.

0 Visits: 4590 | Sunday June 28, 2020 - 11:23:27
Xog faahfaahsan ayaa laga helay habkii loo shirqoolay Wasiirkii hore ee Shaqadda iyo Shaqaalaha Galmudug Marxuum Dahir Shidane oo lagu toogtay Qalaanqale xilli uu ku mashquulsanaa Nabadeeynta dableey u dhalatay beelaha Ceyr iyo Saleebaan oo ku dagaalamaya degaanadaas dhul iyo Baraago ku yaal. Axmed…

Read More »

[Daawo] Qoor Qoor oo shirqool ku dilay halyeeygii Saleebaan Habargidir Dahir Shidane kadib markii ay isku qabteen xilka Taliyaha Daraawiishta

0 Visits: 0 | Saturday June 27, 2020 - 08:01:37
Daawo Qoor Qoor oo shirqool ku dilay halyeeygii Saleebaan Habargidir Dahir Shidane kadib markii ay isku qabteen xilka Taliyaha Daraawiishta

Read More »

[Daawo] Ciidankii Ceyr iyo Saleebaan ee Galmudug oo dhamaantood u kala gurmaday labada beelood iyo Halyeeygii Saleebaan oo ku dhintay

0 Visits: 0 | Saturday June 27, 2020 - 07:54:44
Daawo Ciidankii Ceyr iyo Saleebaan ee Galmudug oo dhamaantood u kala gurmaday labada beelood iyo Halyeeygii Saleebaan oo ku dhintay

Read More »

[Topnews:] Raggii dhacay lacagahii Forex oo Sombank Muqdisho ka furtay ?

0 Visits: 3329 | Friday June 26, 2020 - 03:35:23
Shaqsiyaadkii dhacay malaayiinta dollar ee Forex ayaa Bank loo bixiyay Sombank ka furtay Muqdisho sida ila wareedyo muhiima u xaqiijiyeen Waagacusub.com.

Read More »

Suradda Alle Swt ugu magacdaray AKHBAAR CULUS

0 Visits: 2104 | Thursday June 25, 2020 - 10:08:23
Suuradaan waxaa la yiraa Al- Nabba , Nabba waxaa la yiraa qabarka culus ama warka aadka u weyn , Suratu Al-Nabba waxey ka mid tahay Suuradaha 68-ka ah ee Makko ku soo degay, waxey ka kooban tahay 40 Aayadood.

Read More »

Qisooyinka Qoor Qoor qeybta 3-aad "Dilkii Ninkii Maalin Taajir lacagta la dhacay ee Xawaadle"

0 Visits: 0 | Wednesday June 24, 2020 - 07:01:53
Qisooyinka Qoor Qoor qeybta 3-aad "Dilkii Ninkii Maalin Taajir lacagta la dhacay ee Xawaadle"

Read More »

Jaajuusiintii Sacad Habargidir gumeeyn jiray oo kumanaan Boos Hobyo ka siiyay Mareexaan iyo Murusade

0 Visits: 3717 | Tuesday June 23, 2020 - 09:25:07
Xildhibaanadii Mareexaan iyo Murusade waxey Hobyo ka gateen kumanaan boos si ay u fuliyaan amarka degaameeynta beelahaas ee Kheyre iyo Farmaajo ? Jaajuus waxaa uu dhalaa jaajuus?

Read More »

[Daawo Sir xasaasiya] Saraakiisha Al-Shabaab sidee ku helaan Baasabooradda Jibouti

0 Visits: 0 | Monday June 22, 2020 - 03:34:35
Daawo Sir xasaasiya - Saraakiisha Al-Shabaab sidee ku helaan Baasabooradda Jibouti

Read More »

Saleebaan Habargidir waxey Qoor Qoor weydiisteen seddex arrimood

0 Visits: 3554 | Thursday June 18, 2020 - 07:53:58
1- Inuu soo saaro xeer dhigaya in reer Galmudug wada degi karaan,wadana daaqi karaan. qodobkaan Saleebaan waxey rabeen iney dhulka Sacad, Ceyr iyo Mareexaan ku faafaan oo degaameeystaan. - Qoor Qoor qodobkaan waa ka cudurdaartay, wuxuuna Saleebaan weeydiistay iney sugaan inta uu awood Ciidan ka dhisaa…

Read More »

DAAWO Qosolka Shaadiya Sharaf iyo Qaraaxada Dahir Alasow - Garbaashka aduunka

0 Visits: 0 | Wednesday June 17, 2020 - 06:12:07
DAAWO Qosolka Shaadiya Sharaf iyo Qaraaxada Dahir Alasow - Garbaashka aduunka

Read More »

DAAWO Xogta Dahir Alasow iyo ujeedka wada hadalka Jibouti

0 Visits: 0 | Tuesday June 16, 2020 - 05:19:33
DAAWO Xogta Dahir Alasow iyo ujeedka wada hadalka Jibouti

Read More »

Ahmed Qoorqoor who was one of the investors of the central Somalia pirates has invaded Galmudug state

0 Visits: 2315 | Saturday June 13, 2020 - 18:59:10
Ahmed Abdi Karie aka Qoorqoor who was one of the investors of the central Somalia pirates has invaded Galmudug state with the barrel of the gun, after forces from the central government secured headquarter of the federal member state (Dhusamareb) for him. Ahmed Qoor qoor from Habar gidir sub clan of…

Read More »

DAAWO Abwaanad Gabay iyo Buraanbur uga yaabisay Somalida iyo Doodii hilfaha la isu qaaday

0 Visits: 0 | Saturday June 13, 2020 - 07:39:03
DAAWO Abwaanad Gabay iyo Buraanbur uga yaabisay Somalida iyo Doodii hilfaha la isu qaaday

Read More »

Daawo sida loo bahdilay Taliye ku xigeenkii Saldhiga Mudug ee beesha Reer Jalaf oo Cabdiqeybdiid iyo Kaniif katiinad ku xireen kadibna baraha bulshadda ku faafiyeen

0 Visits: 5350 | Wednesday June 10, 2020 - 20:47:50
Taliye ku xigeenka Ciidanka Boliiska Mr Kaniif markii Reer Hilowle ka diideen iney hubkooda ku wareejiyaan ayuu Katiinad ku dhejiyay Taliye ku xigeenkii Saldhiga Boliiska Mudug Qurux Abshir Salaad Carab oo u dhashay Reer Jalaf.

Read More »

Qisooyinka Qoor Qoor qeybta 1-aad "Xaaskii uu Hinaasaha Sigane dartiis u furay shan sano kadib"?

0 Visits: 3289 | Wednesday June 10, 2020 - 20:29:22
1997 ayuu Axmed Qoor Qoor Dukaan ka furtay Xaafadda Towfiiq kadib markii uu ka tegay istaafnimadii Maxamuud Sigane.

Read More »

Waa kuma Wakiilkii Al-Shabaab Mudug ee la qabtay Aweys Garweyne?

0 Visits: 3915 | Wednesday June 10, 2020 - 02:54:01
Aweys Macalin Maxamed Xasan Mire Cabdi Cad oo loo yaqaan Aweys Garweyne, Wakiilkii Al-Shabaab ee gobolka Mudug wuxuu tababar ku soo qaatay degaanka Sabiib iyo Caanoole ee gobolka Shabeeladda hoose laakiin markii uu ka soo laabtay ee loo soo bedelay Gobolka Mudug wuxuu walaashiis Ardo Macalin Maxamed…

Read More »

Qoor Qoor oo lacagtii ugu badneed ee baad ah ku soo rogay Gaadiidka xamuulka Goboladda dhexe

0 Visits: 1773 | Wednesday June 10, 2020 - 00:54:00
Shacabka Galmudug iyo ganacsatadda ayaa cabasho ka muujiyay lacago baad Canshuur xad dhaafa oo Axmed Qoor Qoor iyo Wasiirkiisa Amniga Axmed Macalin Fiqi ka qaadayaan baabuurta xamuulka ee ka timid Dekadda Boosaaso Puntland.

Read More »

[DAAWO Sir] ka oohisay Dahir Alasow sida Buruuj ula dhaqantay oday indhoole ku noqday Shirkadaas

0 Visits: 0 | Monday June 08, 2020 - 03:24:05
DAAWO Sir ka oohisay Dahir Alasow sida Buruuj ula dhaqantay oday indhoole ku noqday Shirkadaas

Read More »

Waagacusub TV
Loading...