[Topnews:-] Ciidankii Badbaado Qaran oo Mushaarkii laga jaray beel gaar ah?
Waagacusub.com - Tobaneeyo kamid ah ciidamadii diidanaa muddo korarsiga ee ka dagaalamay aagga Barmuudo iyo KM4 ayey dowladda Farmaajo ka joojisay mushaarkii ay qaadan jireen. Ciidanka mushaaraadka laga joojiyay waxaa sidoo kale ku jira qaar ka tirsan ilaalada Janaraal Saadaq Joon, kuwa Janaraal Indhacade,…[DAAWO] sidii loo afduubay Ikran Tahliil iyo Ninkii afduubay By Dahir Alasow
Sidii loo afduubay Ikran Tahliil iyo Ninkii afduubay By Dahir Alasow[Topnews:-] Waa kuma Sarkaalka afduubtay Ikran Tahliil Muqdisho ?
Waagacusub.com - Sarkaalka afduubay Aqoonyahanad Ikran Tahliil waxaa la yiraa Cabdiqani Dhiirane . waxaana loo yaqaan WADNA QABAD. Mr Wadna qabad wuxuu u dhashay beesha Hawiye gaar ahaan Murusade , Sabti, Abokar Codweyne, Maxaa Xasan. Cabdiqani dhiirane wuxuu ka tirsanaan jiray kooxda madax jibiska…Bankiga IBS Somalia oo %85 Al-qaeda leedahay lacagta lagu furay.
Waagacusub.com - Saraakiil ka tirsan Amniyaat-ka Al-Shabaab oo badankood ka goostay kooxda argagixisadda ayaa ku xog waramay in lacagta lagu furay International Bank of Somalia IBS uu lahaay Xoghayahii Maaliyadda Argagixisadda Alqaeda Fazul Abdallah. Taliyahii hore ee Amniyaat-ka Al-Shabaab Zakariye…[DAAWO] Dahir Alasow oo shaaciyay Xildhibaanka cusub ee Odoow Sacad iyo Fariin Xildhibanada Hawiye
Dahir Alasow oo shaaciyay Xildhibaanka cusub ee Odoow Sacad iyo Fariin Xildhibanada Hawiye[DAAWO] Dowladaha Qatar iyo Emirate-ka iyo tirada Musharaxiinta ay lacagta siiyeen
Dowladaha Qatar iyo Emirate-ka iyo tirada Musharaxiinta ay lacagta siiyeen[DAAWO] TPLF Tigray oo soo bandhigtay Maxabiista Ciidankii Somalida ee Muqdisho laga qaaday
DAAWO TPLF Tigray oo soo bandhigtay Maxabiista Ciidankii Somalida ee Muqdisho laga qaaday[DAAWO] Ceebta hareeysay Farmaajo , loolanka doorashadda iyo wararka qubanaha Dahir Alasow
DAAWO Ceebta hareeysay Farmaajo , loolanka doorashadda iyo wararka qubanaha Dahir AlasowDhageyso Akhri Surah Ibrahim #14 بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ الْعَزِيزِ
بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ الر ۚ كِتَابٌ أَنزَلْنَاهُ إِلَيْكَ لِتُخْرِجَ النَّاسَ مِنَ الظُّلُمَاتِ إِلَى النُّورِ بِإِذْنِ رَبِّهِمْ إِلَىٰ صِرَاطِ…[Daawo] Ra'isulwasaraha Ethiopia oo ku jabay dagaalkii Tigray uu la galay iyo Wararka Loolanka doorashadda Somalia
1- Farmaajo oo ceeb iyo cambaareeyn kala kulmay xuska maalmaha xoriyadda. 2- Ra'isulwasaare Rooble oo loo aqoonsaday halyeeyga qarniga . 3- Culumadda iyo Waxgaradka Soomaaliyeed maxey uga aamusan yihiin dhalinyaradda kumanaanka kun ee waalidkood u ooynayaan in loo sheego ubadkooda nolol iyo geeri.…[Daawo -Akhri ] qubanaha Dahir Alasow, Loolanka doorashadda iyo warar xasaasiya
Waagacusub.com - Wararka maqal iyo muuqaalka ee Qubanaha Waagacusub Tv waxaa ugu waaweyn:- 1- Farmaajo oo ceeb iyo cambaareeyn kala kulmay xuska maalmaha xoriyadda. 2- Ra'isulwasaare Rooble oo loo aqoonsaday halyeeyga qarniga . 3- Culumadda iyo Waxgaradka Soomaaliyeed maxey uga aamusan yihiin dhalinyaradda…[Nin Asalkiisu] yahay Soomaali oo ku diley saddex ruux dalka Jarmalka
Saddex ruux ayaa ku dhimatay dhowr kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii nin ku hubeysan Mindi uu ku weeraray magaalada Würzburg ee dalka Jarmalka.[Dagaal] khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Biyo cadde ee gobolka Sh/dhexe
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo dagaalmayaasha Al-shabaab ku dhexmray deegaanka Biyo cadde ee gobolka Sh/dhexe.[XOG]: Isku day la doonayo in lagu soo koobo deegaan doorashada dalka oo socda
(Moqdisho waagacusub) R'iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa lagu wadaa in Sabtida uu shir uga furmo Magaalada Muqdisho, iyadoona looga arrinsan doono wixii ka qabsoomay heshiiskii dhincyadu ay 27-kii bishii May ku gaareen…[DAAWO] Afduubka gabdhaha Somalida, duqeynta Gedo iyo Codad sira Senator Qeybdiid Qubanaha Dahir Alasow
DAAWO Afduubka gabdhaha Somalida, duqeynta Gedo iyo Codad sira Senator Qeybdiid Qubanaha Dahir Alasow[DAAWO Dahir Alasow] oo gaaray Ereteriya si uu dhalinyaradda Farmaajo iibshay ula kulmo
DAAWO Dahir Alasow oo gaaray Ereteriya si uu dhalinyaradda Farmaajo iibshay ula kulmoCabdirashiid Janan Wasiirki hore ee Amniga Jubbaland oo Gaaray itoobiya
Waagacusub.com - Cabdirashiid Janan wasiirki hore ee Amniga Jubbaland ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, isagoo safarkii u horreeyay kaga ambabaxay Muqdisho tan iyo markii bishii March uu isku soo dhiibay dowladda Federaalka[Madaxweynaha] Galmudug oo soo gudbiyay liiska xubnaha guddiyada doorashada ee laga sugaayay
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa soo gudbiyay liiska xubnaha guddiyada doorashada heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed ee laga sugaayay inuu soo gudbiyo.QoorQoor oo la kulmay wakiillo ka socday Beesha Caalamka.
QoorQoor ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Ergayga gaarka ah ee Xoghaya guud ee Qaramada midoobay ee arrimaha Soomaaliya Ambs James Swan, oo ay wehlinayeen xubno ka tirsan wakiilada beesha caalamka sida; wakiilka Midawga Afrika, iyo wakiillo ka socday EU iyo IGAD.[Ciidamada] Puntland oo hub iyo qaraxyo ku qabtay Bari
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gallo ciidamada ammaanka Puntland ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah gobolka Bari, gaar ahaan saldhig ay kooxda Al-Shabaab ku laheyd dhulka buuraleyda ee gobolkaasi.Waagacusub TV
Loading...