0 Visits: 1008 |
Wednesday May 05, 2021 - 19:19:47
Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu gaaray heshiis lagu soo afmeeray qalalaasihii ka dhashay mudo kororsigii Farmaajo ee 25-kii bishii April ka dhacay magaalada, ayada oo la isku raacay in ciidamada laga saaro magaalada.
0 Visits: 1277 |
Wednesday May 05, 2021 - 15:38:57
Waagacusub.com - Ra'iisul wasaaraha xilka sii-haya ee xukuumadda Soomalia Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu booqasho rasmi ah ku tego boqortooyada Sacuudi Carabiya oo uu casuumaad ka helay.
Waagacusub.com - Taliyaha Ciidanka Lugta Jeneral Biixi ayaa si toosa isu qaawiyay isagoo ku qoray sagaal waaxood sagaal qof oo u dhashay beeshiisa Mareexaan ? Waaxaha kala duwan ee Taliska Ciidanka lugta Soomaaliyeed wuxuu Jeneral biixi ka dhigay Maqaayad ama Shirkad ay maamulaan dad u dhashay beesha…
Waaga Cusub- Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa si aqlabiyad leh ku ansixiyey codsigii uu hor keenay madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee ahaa in dib loogu noqdo heshiiska doorashada ee 17 September.
Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen deegaanka Jilib Marka ee gobolka Shabeellada hoose ku gubay Gaari Qarax siday.
0 Visits: 1294 |
Thursday April 29, 2021 - 16:52:13
Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in dowladda Qatar ay u soo dirayso Soomaaliya ergay atodobaadka soo socdo. Ergaygan oo lagu magacaabo Dr. Mutlaq Alqaxdaani ayaa ah ninka hoggaaminayay wadahadallada lala galayay Taalibaan.
0 Visits: 1007 |
Thursday April 29, 2021 - 16:28:01
Kulankii 32-aad ee Gudidga Isku xirka dalalka Ciidamada iyo Booliska ku tabaruca Amisom ee loo yaqaan (T/PCCs) oo 28-kii bishan lagu qabtay hab online ah, ayaa laga soo saaray go'aano la xiriira xaaladda Soomaaliya ee iminka iyo xiisadda ka dhalatay muddo kororsiga hay'adaha dowladda federaalka.