Wararka

[Daawo] wiil ku booday daaqada gaari ay la socdeen Madaxweynaha Eretria iyo Ra'isulwasaaraha Ethiopia kadibna gudaha u galay si la yaab leh

0 Visits: 0 | Wednesday November 14, 2018 - 06:54:11
Only In Eritrea II The man who jumped into Isaias Afewerki and Dr. Abiy's Car

Read More »

[ODHAAH-SIYAASADEEDKA] MAANTA: DAMACII HORE EE ITOOBIYA IYO DALBASHADA BADDA SOOMAALIDA

0 Visits: 783 | Wednesday November 14, 2018 - 05:40:17
Waagacusub.com- Taariikhda Geeska Afrika ayay ku qeexantahay damaca laxaadka leh ee Itobiya u hayso Badda iyo Barriga Soomaalida. Hadal uu barta Twitarka soo dhigay Jeneralka ciidamada Itoobiyia, Jeneral Berhanu Jula, ayaa hoosta ka xariiqay in aanay innaba Itoobiya u dulqaadan karin dalal meelo fog…

Read More »

[Daawo] Jeneralkii Ciidanka Ethiopia oo la xiray - General Kinfe Dangnew

0 Visits: 0 | Wednesday November 14, 2018 - 02:06:06
Ethiopia arrested the former head of a military-run industrial conglomerate on Tuesday and flew him in handcuffs to the capital, state media reported, a day after authorities announced investigations targeting senior members of the security forces. Kinfe Dagnew, a Brigadier General in Ethiopia's…

Read More »

[Xog]: Qaar Ka Tirsan Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Ah Oo Korontadii Laga Goostay, Sabab?!

0 Visits: 653 | Tuesday November 13, 2018 - 14:06:27
Waagacusub.com- In ka badan 7 wasaarad oo ka tirsan xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maalmo koronto la'aan ah, waxaa laga goostay korontadii kadib markii ay muddo 4 bil ah iska bixin waayeen lacagtii.

Read More »

[Madaxweyne Xaaf]: oo Dowladda ku eedeeyay dilal ka dhacay deeganada Galmudug

0 Visits: 698 | Monday November 12, 2018 - 15:06:29
Waagacusub.com- Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa dowladda dhexe ku eedeeyay in dhibaatooyinkii saacaddihii lasoo dhaafay ka dhacay degaano ka mid ah maamulka Galmudug ay qeyb ka aheyd. Xaaf ayaa sheegay in dilalkii ka dhacay Cadaado, Hobyo, Balanbale iyo Afbarwaaqo ay ahaayeen…

Read More »

[Daawo] hadalkii Meles Zenawi ee qabsashadda Somalia oo dhab noqday iyo Xuseen Caydiid oo ka sheekeeyay sirtii qarsooneed

0 Visits: 0 | Sunday November 11, 2018 - 04:02:33
Daawo hadalkii Meles Zenawi ee qabsashadda Somalia oo dhab noqday iyo Xuseen Caydiid oo ka sheekeeyay sirtii qarsooneed

Read More »

[Daawo] Ra'isulwasaaraha Ethiopia oo shaaciyay in Somalia Eretria iyo Ethiopia hal Madaxweyne yeelan doonto

0 Visits: 0 | Sunday November 11, 2018 - 01:10:05
Daawo Ra'isulwasaaraha Ethiopia oo shaaciyay in Somalia Eretria iyo Ethiopia hal Madaxweyne yeelan doonto

Read More »

[Abiy]: Eritrea, Soomaaliya Iyo Itoobiya Ma Sii-Lahaan-doonaan Mustaqbalka 3 Madaxweyne!!

0 Visits: 1426 | Saturday November 10, 2018 - 18:27:11
Waagacusub.com- Sid ay qortay Eritrean Press(EP), Ra'isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa maanta sheegay in geeska Afrika uu lahaan-doono hal madaxweyne intii uu saddex madaxweyne lahaan lahaa, sidaasina wuxuu ka sheegay xafladda daahfurka Trbebe Ghion Specialized Hospital ee magaalada Baahir…

Read More »

[Dhageyso] Boqoradda Magool heeso kaban ah oo macaan- Collection

0 Visits: 0 | Saturday November 10, 2018 - 03:46:52
Boqoradda Magool heeso kaban ah oo macaan- Collection

Read More »

[Sawirro]:-Wararkii U Dambeeyay Qaraxyo Ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 2576 | Friday November 09, 2018 - 17:24:57
Waagacusub.com- Ilaa Saddex Qarax ayaa Galabta ka dhacay Magalada Caasimadda ah ee Muqdisho,kuwaas oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxyada oo aha kuwo gaari loo adeegsaday ayaa ahaa kuwo is xigxigay,waxaana ay ka dhaceen laamiga u dhaxeeya Xarunta Dambi-baarista ee CID-da iyo…

Read More »

[DEG DEG]: Rag Hubeysan Oo Ka Dhax Dagaalamaya Hotel Saxafi Iyo Rasaas Laga Maqlayo Xarunta CID

0 Visits: 1227 | Friday November 09, 2018 - 17:17:39
Waagacusub.com- Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya laba qarax oo goordhaw ka dhacay agagaarka KM4 ee Muqdisho. Qaraxyada ayaa la sheegayaa in lagu weeraray inta Xarunta danbi Baarista CID Iyo Hotel Saxafi, sido kale wararka ayaa sheegaya in Rag hubeesan ay gudaha u galeen Hotel Saxafi ayna saaranyihiin…

Read More »

[DAAWO] Prof Samatar " Somaliland waa burbureysaa ama annagoo Garguuraneyno ayaan Xamar tegi doonaa"

0 Visits: 0 | Thursday November 08, 2018 - 21:24:52
DAAWO Prof Samatar " Somaliland waa burbureysaa ama annagoo Garguuraneyno ayaan Xamar tegi doonaa"

Read More »

[TOPNEWS] MUSUQ-MAASUQ HAREEYAY XAFIISKA WASIIRKA MAALIYADDA

0 Visits: 1181 | Thursday November 08, 2018 - 19:44:22
Waagacusub.com - Hantidhowrka Guud ee qaranka ayaa baaris ku hayo Xafiiska Wasiirka Maaliyadda kadib markii ay soo baxday eedeymo sheegaya in la lunsaday xoolo dadweyne iyo ku tagrifal hanti Qaran iyo maamul xumo baahsan iyadoo uu Wasiirku si weyn ugu tuntay nidaamka Maaliyadda dalka.

Read More »

[Maxaa ]: Isku Soo Beegay Booqashada Farmaajo iyo Dhismaha Ciidamada Badda Ee Itoobiya?

0 Visits: 1187 | Thursday November 08, 2018 - 19:38:54
Waagacusub.com Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa lagu wadaa inuu berri oo jimco ah booqdo dalka Itoobiya isaga oo halkaas wadahadal ku leh ra'isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo madaxweynaha Eritrea Isaisas Afwerk. Mas'uuliyiinta 3da ah ayaa la sheegay inay ka wada…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...