Wararka

[DAAWO] Fanaanad faafisay sirtii Nimca Jookar iyo sixirka ilkacase

0 Visits: 7 | Thursday March 24, 2022 - 06:54:02
Fanaanad faafisay sirtii Nimca Jookar iyo sixirka ilkacase

Read More »

[DAAWO] Yaa qarxiyay Xildhibaanad Aamina yaase weeraray Airport-ka ?

0 Visits: 1 | Thursday March 24, 2022 - 06:04:52
DAAWO Yaa qarxiyay Xildhibaanad Aamina yaase weeraray Airport-ka ?

Read More »

[Sirculus:] Passport-ka - dukumiintiga Doorashada Galmudug waxaa maamulay Sarkaal Sirdoonka Ethiopia ka tirsan oo ka tujaaray

0 Visits: 6341 | Thursday March 17, 2022 - 23:36:03
Waagacusub.com - Mohamed Tahir Guled oo heysta baasabooradda Kenya, Ethiopia iyo Somalia ahna sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Sirdoonka Ethiopia ayaa ka tujaaray oo Malaayiin dollar ka sameeyay doorashadda Galmudug.

Read More »

[DAAWO] Dahir Alasow oo hanjabaadii ilkacase ka jawaabay " Ma qabo Naciimo Jookar"

0 Visits: 0 | Tuesday March 15, 2022 - 04:17:54
Dahir Alasow oo hanjabaadii ilkacase ka jawaabay " Ma qabo Naciimo Jookar"

Read More »

[DAAWO] Loolaanka siyaasadda iyo lacagta culus

0 Visits: 0 | Tuesday March 15, 2022 - 04:14:42
Loolaanka siyaasadda iyo lacagta culus -Waagacusub TV

Read More »

Wakiilo ka socda Ruushka & Ukraine oo wada hadlaya!

0 Visits: 1629 | Monday March 07, 2022 - 08:34:11
Waagacusub.com:- Wakiilo kala matalaya Ruushka iyo Ukraine ayaa wareeggii saddexaad oo wadahadal ah isku arkaya si xal loogu helo dagaalka 12ka cisho ka socda qaybo kamid ah Dhulka Ukraine oo uu weeraray Ruushka.

Read More »

Prof Ibbi: "Farmaajo ayaa iga hor istaagay u tartamidda kursiga aan ku fadhiyay". Oohin

0 Visits: 1805 | Monday March 07, 2022 - 08:17:14
Waagacusub.com:- Prof Cabdiraxmaan Xaaji Aadan (Ibbi) ayaa eedeyn kala dul dhacay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu u sacba tumayay 5tii sano lasoo dhaafay.

Read More »

Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku dhimatay bada Lesbos & Magacyada oo la shaaciyay

0 Visits: 1880 | Saturday March 05, 2022 - 06:50:22
Waagacusub.com:- Dhalinyaradan oo la la'aa muddo 5 cisho ah ayaa geeridooda la ii xaqiijiyey ka dib markii  la sheegay in ay soo heleen ciidanka booliska dalka Giriiga.

Read More »

Guddigii loo xil saaray xaaladda Garbahaarey & kulammadii Kismaayo halkee wax marayaan?

0 Visits: 1494 | Saturday March 05, 2022 - 06:39:06
Waagacusub.com:- Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo gabagabeeyay wadahadalladii iyo kulammadii wadatashiga ahaa ee ay magaalada Kismaayo kula lahaayeen mas'uuliyiinta iyo qeybaha…

Read More »

Toogasho ka dhacday Mareykanka

0 Visits: 1826 | Wednesday March 02, 2022 - 10:09:50
Waagacusub.com:- Waxaa Magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka dil toogasho ah loogu geystay qof la sheegay in uu guri jabsaday, kaddibna qofkii guriga lahaa uu toogtay.

Read More »

Muxuu kusoo dhamaaday Kulankii Saciid Deni & Agaasimihii PSF?

0 Visits: 1714 | Wednesday March 02, 2022 - 09:55:31
Waagacusub.com:- Waxaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF, Maxamuud Cismaan Diyaano, waxaana la sheegay in is-faham la'aan uu ku dhammaaday kulankaas.

Read More »

[Topnews] Aqoon-yahan si fudud ku qaadan kara xilka Madaxweyne oo is sharaxaya & sameyntiisa Siyaasada!

0 Visits: 3098 | Sunday February 27, 2022 - 12:44:41
Waagacusub.com:- Waxaa dalka ka biloowday dhaq dhaqaaqa. ololaha Kaambeynka doorashada xilka Madaxweyne, ee Soomaaliya,iyado xulista Xildhibaanada Baarlamaanka Federalka meel wanaagsan oo gaba gaba ay maraayso.

Read More »

[DAAWO] Dahir Alasow oo ka dhaartay siyaasiinta Somalida iyo qubanaha Waagacusub Tv

0 Visits: 0 | Tuesday February 22, 2022 - 04:42:14
DAAWO Dahir Alasow oo ka dhaartay siyaasiinta Somalida iyo qubanaha Waagacusub Tv

Read More »

[Daawo] sida lacag looga sameeyo Online - By Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Tuesday February 22, 2022 - 04:38:42
Daawo sida lacag looga sameeyo Online

Read More »

[Topnews] Kursi noqonaya kan ugu adag Hirshabeelle, iyo Wasiir kamida DFS oo ugu dhow!

0 Visits: 2134 | Wednesday February 16, 2022 - 22:26:39
Waagacusub.com:-Sannadkaan doorashada Xildhibaanada Federalka, waxaa ku soo baxaya kaliya qofka helaya garab awood muuqata.

Read More »

Fadeexadii ugu weyned ayaa ka dhalatay Naag uu qabo Farmaajo walaalkiis Xasan Farmaajo oo loo xoogay kursigii Bah Ogaadeen ee beesha Mareexaan

0 Visits: 2217 | Tuesday February 15, 2022 - 09:23:00
Waagacusub.com - Waxey aheyd fadeexadii ugu weyned iyo tacadigii ugu xumaay markii gudaha hoolka doorashada Dhusamareeb lagu garaacay laba Naag oo watay Shahaadadii Musharaxnimada kursiga beeshooda Bah Ogaden , halka kursigii loo dhacay Naag uu qabo Farmaajo walaalkiis oo la yiraa Raysal Qorane. Hoolka…

Read More »

Under colonial rule, Somalis fought for their political and civil rights and for self-governance

0 Visits: 1955 | Thursday February 10, 2022 - 09:04:46
Western Intelligence Agencies Oppose the Democratization of Somalia Intelligence Services (NISA) History documents the strong character of the Somali people associated with messy democratic rule that cherishes individual liberty, freedom of expression and opinion, Justice, and private entrepreneurship…

Read More »

[Topnews] Gacan yaraha Fahad Yaasin oo loo haysto tacddiyada Suxufiyiinta iyo xidhiidhka kala dhaxeeya Argagaxisada

0 Visits: 1868 | Wednesday February 09, 2022 - 10:31:49
Waagacusub.com - Taliyahii hore ee NISA Fahad Yaasin. gacan yarahiisa Abdinuur Maxamed oo ah Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada waxaa uu ku kamid yahay xubno dhowr ah oo loo haysto eedo culus, kuwaa oo xabsi dheer ku danbeyn doona.

Read More »

[Topnews] Wasiirka gaashaandhigga oo Baydhabo lagu xiray iyo abaabul dagaal oo socda!

0 Visits: 2016 | Friday February 04, 2022 - 23:13:35
Waagacusub.com : Wasiirkii hore gaashaandhigga Soomaaliya Cabdirashiid C/llaahi Maxamed oo lagu xiray Magaalada Baydhabo, ayaa caawa la sii daayay, kadib markii Beesha uu ka dhashay ee Laysan oo kamid ah Beelaha ugu awooda badan Koonfur galbeed hub culus la soo baxday, taaso qal qal amni uu ka dhashay.

Read More »

[DAAWO] Saqraan Geesdiir oo qirtay in Dahir Alasow ka adkaaday

0 Visits: 3 | Thursday February 03, 2022 - 08:26:19
Saqraan Geesdiir oo qirtay in Dahir Alasow ka adkaaday

Read More »

Waagacusub TV
Loading...