[Wararkii] ugu dambeeyey khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay Muqdisho
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ahaa oo saaka ka dhacay xerada ciidamada General Dhaga Badan oo ku taalla Ex Warshaddii hore ee Nac-Naca ee degmada Wadajir.Deg Deg: Qarax is miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho
Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan xero ciidamada ee General Dhaga Badan, Ex Warshaddii hore ee Nac-Naca.Generaal Saadaq Joon oo Dhuusamareb Gaaray
General Saaqad Joon ayaa Goor dhow gaaray Magaalada Dhusamareb waxa uuna ka dagay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhusamareb isagoo wata Gaadiid Dagaal iyo Ciidan ilaalo u ah.[Damaca ]Ethiopia ee ku aadan badda somalida
Ethiopia damaceda ku aadan badda maaha mid dhaman aya.Midowga Musharixiinta oo kasoo horjeestay Guddiga Ciidamada ku maqan Eritrea
Midowga murashaxiina ayaa maanta soo saarey bayaan ay kusoo dhaweeyeen guddiga uu u magacaabay ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ee baaraya xaaladda ay kusugan yihiin ciidamada ku maqan Eritrea. Qoraal kasoo baxay Midowga Musharixiinta oo ku qoran luuqada Ingilish-ka ayaa sidoo…[Qaar] ka mid ah waalidiinta caruurtooda la geeyey Eritrea oo shaaciyey xog ay heleen
Qaar ka mid ah waalidiinta ay caruurtooda dowladda Soomaaliya tababarka ciidan ugu qaaday dalka Eritrea ayaa shaaciyey xog ay ka heleen wiilashooda oo ku saabsan xadgudubyo culus oo lagu hayo iyo dagaalka la sheegay in loogu qaaday gobolka Tigray.Dilal Is Xig Xiga oo ka Dhacay Duleedka Matabaan.
Malayshiyaad Deegaan ahaan kasoo jeeda Beledweyne ayaa nin xoolo dhaqataa ku dilay Duleedka Matabaan kaasi oo kasoo jeeda Isla Degmada Matabaan.[Dhimasho ] iyo dhaawacyo ka dhashay weerar caawa ka dhacay Dhuusamareeb
Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb waxay sheegayaan in ilaa seddax qof lagu dilay bartamaha magaalada, halka ugu yaraan laba qof oo kale ay dhaawacyo soo gaareen.[Maxaa keenay] isbeddelka siyaasadda IMAARAADKA CARABTA ee Soomaaliya?
Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carbeed oo in mudda ah heerkii ugu hooseeyay marayay ayaa u muuqda mid isbeddel aan la filayn ku socdo. Ra'iisalwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Xuseen Rooble ayaa June 8, 2021 qaabbilay Danjiraha Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed…[Dibadbaxyo] lagu dalbanayo caruurtii la geeyey Eritrea oo maalinkii labaad ka socda Muqdisho
Waxaa maalintii labaad magaalada Muqdisho ka socda dibad-baxyo ballaaran oo lagu dalbanayo in dalka dib loogu soo celiyo askartii loo qaaday dalka Eritrea, kadib markii ay soo baxday in laga qeyb-galiyey dagaalkii ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga Itoobiya. Dibad-baxa maanta oo ahaa mid ballaaran…[Maamulada] Hirshabelle iyo Koofurgalbeed oo soo buuxiyay xubnihii Guddiga Doorashada ee la bedelay
Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii la soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada ee lagu muransanaa.[Al-Shabab] oo boqolaal qoys ka barakicyey guryahooda
Maamulka degmada Xudur, Maxamed Macalin oo ay wehliyaan hay'adaha samafalka ee ka howl-gala gudaha magaalada ayaa soo kormeeray boqolaal qoys oo dhawaan kasoo barakacay tuulooyin hoos-yimada degmada Xudur.[Waalidiin] Banaanbax ka dhigey magaalada Muqdisho
Moqdisho (Waagacusub ) Qaar ka mid ah waalidiinta carruurtooda tababarka loogu direy dalka Eritrea ayaa saaka ka dhigay banaanbax ay ku dalbanayaan in carruurtooda dib loogu soo celiyo dalkooda.[Ciidamo] ka amar qaata Fahad Yasiin oo galay xafiiska guddiga difaaca BF, xog badanna ka qaatay
Muqdisho (WAAGACUSUB) – Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in ciidamo ay u dhaceen xafiiska guddiga difaaca golaha shacabka Soomaaliya, oo waday baaritaan la xiriira dhallinyarada Soomaaliyeed ee askar ahaanta loogu qaaday dalka Eritrea[Al-shabaab] oo sheegatay iney dagaal culus kula wareegeen deegaanka Daynuunaay
Wararka ka imaanaya deegaanka Daaynuunaay ee gobolka Baay ayaa sheegaya in dagaal culus oo saacado badan qaatay uu halkasi ku dhaxmaray ciidamada dowlada Fedaraalka iyo kuwa Al-shabaab.[Muxuu] Emmanuel Macron ka yiri dharbaaxadii lagu dhuftay?
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa hoos u dhigay muhiimadda kuna qeexay "mid kali ah" dhacdadii shalay ka dhacday gobolka Drome ee dalkaas, halkaasi oo qof shacab ah uu wejiga dharbaaxo kaga dhuftay.[Jubbaland] oo war xasaasi ah kasoo saartay askarta Soomaaliyeed ee 'la geeyey' Tigray
Moqdisho [WAAGACUSUB] Wasiirka qorsheynta dowlad goboleedka ee Jubbaland Mudane Mursal Khaliif oo ka qeyb-galay dood gaar ah ayaa ka hadlay arrimaha ciidamada Soomaaliyeed ee la sheegay in laga qeyb-galiyey dagaalkii ka dhacay waqooyiga Itoobiya, gaar ahaan gobolka Tigray, isaga oo caddeeyey mowqifka…[Raysal wasaare Rooble] oo magacaabay Guddi sare oo qaabilsan arrimaha Doorashooyinka dalka
Moqdisho (WAAGACUSUB) Raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi sare ee farsamo oo u qaabilsan hirgelinta arrimaha doorashooyinka dalka.[Dacwad] ka dhan ah Farmaajo oo la diyaarinayo kadib markii QM ay xaqiijisay in askar Soomaali ah la geeyey Tigray
Muqdisho (WAAGACUSUB) – Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya, Abshir Maxamed Axmed ayaa hogaaminaya gal dacwadeed laga gudbinayo Farmaajo.[Qaramada] Midoobay oo xaqijisay ku lug lahaanshaha ciidamo Soomaali ah oo kadagalamay G.Tikrey
Warbixinta Ergeyga gaarka ah Qaramada Midoobay ee Arrimaha Xuquuqul Insaanka ayaa looga hadlay wararka sheegaya ku lug lahaanshaha Ciidamada Eritrea dagaalka Tigray iyo in Ciidamo Soomaali lagu arkay Gobolka Tigray.Waagacusub TV
Loading...