[DAAWO] Gabadh aan Aabbe iyo Hooyo laheyn kadibna seddex Caruura lagu furay maxaa ku dhacay ?
Gabadh aan Aabbe iyo Hooyo laheyn kadibna seddex Caruura lagu furay maxaa ku dhacay ?[DAAWO] Qabiilka ugu fulaysan uguna faanka badan Somalida oo shacabka Soomaaliyeed cabirayaan?
DAAWO qabiilka ugu fulaysan oo shacabka Soomaaliyeed ay cabirayaan[Daawo] sidee loo dilay Amiirka Shabaab iyo Wiilka xasan Dahir - Wararka qubanaha Dahir Alasow
Wararka qubanaha Dahir Alasow 3 October 2022. 1- Ninkii labaad ee ugu awoodda badnaay Al-Shabaab oo la dilay. maxaa isu geeyay wiilka Xasan Dahir Aweys iyo Abdullahi Yare ? 2- Shaqsiyaad muuqaal beena ka faafiyay Xasan Dahir Aweys oo la ooyay geerida Sheekh Saaxiibkiis ahaay ? kadibna ka dhigay inuu…[Topnews:-] Madaxweynaha Kenya oo Wasiirkiisa difaaca u magacaabay Siyaasi Somali caana ?
Waagacusub.com - Madaxweynaha Wiliam Ruto ayaa Xildhibaan Aadan Barre u magacabaay inuu noqdo Wasiirka Gaashandhigga Kenya. Xildhibaan Aadan Barre oo ka mida siyaasiyiinta Somalida Kenya ragga ugu caansan ayaa aad loo hadal hayay inuu ka mid noqon doono gollaha cusub ee Wasiirada Kenya maadama ay aad…[DAAWO] Ilkacase oo xafladii lagu garaacay, Naciimo jookar oo furtay iyo wararka Qubanaha
DAAWO Ilkacase oo xafladii lagu garaacay, Naciimo jookar oo furtay iyo wararka Qubanaha[DAAWO] Liiska gollaha Wasiiradda -taariikhdooda iyo qabiiladooda
DAAWO Liiska gollaha Wasiiradda -taariikhdooda iyo qabiiladoodaDAAWO NACEYBKA IYO XUMAANTA KA DHEX BILOOWDAY HAWIYE IYO ISAAQ
Waagacusub.com - Shacabka u dhashay beelaha Hawiye iyo Isaaq ayaa isku caaynaya baraha bulshadda kadib markii dadka u dhashay qabiilka Hawiyaha lagu xiray Magaalada Hargeysa.[DAAWO] Dahir Alasow oo maqaayadii Mohamed Bashir la wareegay saarayna sawirka Raysulwasaaraha
Waagacusub.com - Dahir Alasow ayaa la wareegay beejka Facebook ee Wariye Mohamed Bashir Hashi kadib markii uu ku aflagaadeeyay Raysulwasaarahii hore Mohamed Hussein Rooble.[Topnews:-] Liiska Wasiirada la hubo 90% Xukumadda Raysulwasare Xamze
Waagacusub.com - Liiska Wasiiradda la xaqiijiyay ayaan so hordhaca u baahineynaa si aad u xasuusataan xog aruurinta ay sameeysay Waagacusub Media.[DAAWO] Maxaad ka taqaan Raysulwasare Xamse Barre By Dahir Alasow
WAAGACUSUB.COM - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Raysulwasaaraha u magacaabay Ugaas Xamse Ugaas Cabdi Ugaas Barre oo u dhashay beesha Ogaadeen gaar ahaan Reer Ugaas Kooshin, Reer Ugaas Xersi, Reer Ugaas Qalaf. Raysulwasaaraha cusub oo ka tirsan Xisbiga Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhashay Kismaayo sanadkii…Fashilka Qoor Qoor ku dhacay iyo fariinta Madaxweyne Xasan Sheekh u geeyay
Waagacusub.com - Madaxweyne Xasan Sheekh waa og yahay in Qoor Qoor naceen reer Galmudug. wuxuu indhahiisa ku arkay garoonkii boorka badnaa ee lagu soo dhaweeyay. wuxuu og yahay inuu maanta isku yahay Madaweynaha Galmudug, ahna Wasiirka Maaliyadda, ahna Wasiirka Amniga , ahna Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka,…[Topnews:-] Akhriso 25-ka fal dimbiyeed ee Farmaajo ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed
1- Wuxuu Ethiopia u dhiibay halyeey Soomaaliyeed Cabdikariim Sheekh Muse Qalbidhagax. 2- Wuxuu Ethiopia u saxiixay 1 saac gudahiis afar dekadood , heshiis aan baarlamaanka la horgeyn. 3- Wuxuu weeraray Xarunta Wadajir kadibna wuxuu laayay Saraakiishii ilaalada isagoo kobaha ku Aasay. 4- Wuxuu weerar…Topnews:- Akhriso 25-ka fal dimbiyeed ee Farmaajo ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed
1- Wuxuu Ethiopia u dhiibay halyeey Soomaaliyeed Cabdikariim Sheekh Muse Qalbidhagax. 2- Wuxuu Ethiopia u saxiixay 1 saac gudahiis afar dekadood , heshiis aan baarlamaanka la horgeyn. 3- Wuxuu weeraray Xarunta Wadajir kadibna wuxuu laayay Saraakiishii ilaalada isagoo kobaha ku Aasay. 4- Wuxuu weerar…[DAAWO] Musharaxa ugu codadka badan Murashaxiinta iyo falanqeynta Dahir Alasow
Waagacusub.com - Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa u muuqda inuu ku guuleeysan doono xilka Madaxweynaha cusub ee Somalia.[Daawo] labada Musharax ee taageerada Xildhibaanada helay?
Musharaxiinta kala ah Xasan Sheekh Maxamuud iyo Xasan Cali Kheyre ayaa muujiyay iney taageero kooxan ku dhex leeyihiin Xildhibaanada labada aqal ee Somalia.[Daawo] fashilka Farmaajo iyo farxada Rooble - Qubanaha Dahir Alasow
Wararka Qubanaha Dahir Alasow 1- Raysulwasaare Rooble oo ka guuleeystay Farmaajo iyo Fahad dagaal dheer kadib. 2- Milkiilihii Dowladda Farmaajo oo Tv-yada ka daawaday dhaarinta Xildhibaanada labada aqal ee Federalka Somalia. 3- Doorashadda 17-ka Xildhibaan ee Garbahaareey oo la geeyay Ceelwaaq taas…[DAAWO] Go'aanka Raysulwasaare Rooble,shirqoolka NISA iyo Qubanaha Dahir Alasow
Waagacusub.com - Raysulwasaare Rooble ayaa ku hoowlan xilka qaadista Taliyeyaasha Ciidanka kadib markii Hay'adda Sirdoonka NISA ku dhawaaqday shirqool ka dhana inuu socdo.[DAAWO] Live Su'aalo Diini ah lacag ku guuleyso oo ka jawaab
Magacyada Xayawaanka ku jira suuradaha Quranka sheeg ? Su'aal 1: e waa kuwan: Jawaab 1: Magacyada xayawaanka ee suuradaha quraanka ku jiro waxaa ka mid ah:[DAAWO] Ka jawaab Su'aal ku guuleyso lacag, Iphone iyo Laptop
Su'aal 1: Magacyada Xayawaanka loogu magacdaray suuradaha Quranka sheeg ? Su'aal 2: Sheeg Nabigii laga soo saaray waddan afrikaan ah? Su'aal 3: Waxaad sheegtaan Aayada ugu yar Qur'aanka Kariimka? Su'aal 4: Waxaad sheegtaan Awalu Rasuul keebuu ahaa?[Daawo] Ku guuleyso shan boqol dollar, sheeg sababta Baqasha loo rimin waxna u rimin
Waagacusub.com - Alle SWT wuxuu sheegay inuu abuuray Lab iyo Dhedig sidaas darteed sheeg sababta Baqasha aysan waxna u rimin, loona rimin oo ay iskaga dhalaan Dameer iyo Faras ?Waagacusub TV
Loading...