Wararka

[Tariikh nololeedki Halgame] Abdullahi Ciise Mohamud Abtidoon

0 Visits: 2946 | Friday February 09, 2024 - 15:30:30
Cabdullaahi Ciise Maxamuud oo ahaa Xoghayihii Guud ee Dhaqdhaqaaqii Dhallinyarada Soomaaliyeed, ee loo yiqiinnnay SYL, ayaa ka mid ahaa hoggaamiyeyaashii xorriyad doonka, ee laga bartay dunida, wixii ka dambeeyey Dagaalkii Labaad. Cabdullaahi Ciise Maxamuud Allaha u naxariistee Waxuu ka mid Ahaa Geesiyaashii…

Read More »

Topnews:- Liiska Magacyada iyo qabiilada dadkii ku dhintay weerarkii shirkadaha Electronic-ga.

0 Visits: 4797 | Tuesday February 06, 2024 - 22:52:09
Dhimasho. 1) Cabdilaahi Maxamuud axmed ina hinda Maxamed Ducaale, 21 jir ahaa, ku dhashay laascaanood, deggenaa degmada Hodan 2) Xasan Daahir Guutaale, ina Caasho sheekh Doon, 40 jir ahaa, ku dhashay galgaduud degennaa Yaqshiid 3) C/raxmaan Cabdulaahi xuseen, ina faadumo Cabdulaahi, 21 jir ahaa, ku…

Read More »

[Topnews:-] Nin Xaaskiisa oo Uur leh nolosha ku gubay Somalia iyo Taliyaha qabyaalada iyo musuqmaasuqa badan

1 Visits: 3170 | Sunday February 04, 2024 - 14:18:35
Waagacusub.com - Taliyaha Boliiska gobolka Banaadir Macalin Mahdi oo noqday Sarkaalka ugu qabyaalada iyo musuqmaasuqa badan Saraakiisha Boliiska Somalia ayaa lagu eedeeyay inuu fakiyay Nin ay isku qabiil hoose yihiin oo nolosha ku gubay Xaaskiisa oo Uur laheyd kadib markii uu guriga ku xiray kadibna…

Read More »

[Topnews:-] Sarkaalkii Muqdisho ka Afduubtay Saraakiishii Sirdoonka Faransiiska oo Mareykanka u tahriibay.

0 Visits: 4510 | Friday February 02, 2024 - 18:00:54
Waagacusub.com- Mahad Ibrahim Xamarow oo ahaay Sarkaalkii Hotel Sahafi ka afduubtay laba sarkaal oo ka tirsanaay Saraakiisha Sirdoonka Faransiiska ayaa markii ugu horeeysay dabagal dheer kadib lagu Magaalada Ohio ee dalka Mareykanka. Saraakiisha uu afduubtay Mahad Xamarow saraak ka mid ahaay oo la yiraa…

Read More »

[Topnews:-]Sababta Madaxweyne Xasan xilalkii Sacad u wada siiyay beesha Saleebaan ?

0 Visits: 4234 | Thursday February 01, 2024 - 13:16:36
Waagacusub.com - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa xilalkii beesha Sacad ka heysay Dowladda Federalka Somalia wuxuu wada siiyay beesha Saleebaan . Madaxweyne Xasan wuxuu sidoo kale beesha Saleebaan u sharciyeeyay guud ahaan dhulkii danta guud ee Shiirkole Offishaale ilaa Oodweyne. halka uu weeraray dhulkii…

Read More »

[Topnews:-] Sababta Madaxweyne Xasan Sheekh u neceb yahay beesha Sacad Habargidir

0 Visits: 4102 | Thursday February 01, 2024 - 12:28:38
Go-aanka beesha Sacad. Gollaha sare ee beesha Sacad waxey hoosta ka xariiqayaan inuu Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud kula kacay beesha gacan bidixeyn iyo bartilmaameedsi gaara .

Read More »

[Top news] Siyaasi Aqoonyahan si Adag u naqdiyay damaca Waalan ee Abiy Axmed iyo Itoobiya

0 Visits: 2134 | Tuesday January 02, 2024 - 09:51:51
Waagacusub.com- Wasiirkii hore ee Ganacsiga iyo Warshadaha Injineer Cabdullaahi Cali Xassan, ayaa si adag ugu hadlay isku dayga gurracan ee heshiis ku sheegga Itoobiya.

Read More »

[Dhagaweyne ]oo Xaqiijiyay in Ciidamada Dowlada lawaregen doogano ka…

0 Visits: 3052 | Wednesday December 13, 2023 - 16:37:08
Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan Guutada 24aad ee khalid binu waliid ayaa maanta Howlgalo kasameysay Hoowdka u dhaxeeya Cali heele iyo Daarunimco halkaas oo ay ka ceyriyeen Maleyshiyaad Khawaarij ah oo si dhuumaaleysi ah ku soo galay.

Read More »

Daawo Taangiyadii Israel sida loo burburiyay - Film Movie ayaad moodaa sida loo gubay boqolaal daqiiqado

0 Visits: 11595 | Sunday November 05, 2023 - 11:01:56
Ciidanka Xamaas ayaa wadada u galay kolonyadii ugu badneed ee Ciidanka Melleteriga Israel oo watay taangiyo.

Read More »

Daawo Mareykanka oo toban kun oo askari geeyay Saudi Arabia si ay ugu duulaan Palestine

0 Visits: 10682 | Thursday October 26, 2023 - 14:42:47
Waagacusub.com - Dowladda Mareykanka ayaa Ciidamo dheeriya oo gaaraya toban kun oo askari geeysay dalka Saudi Arabia si ay heegan u gelaan.

Read More »

Daawo Xoogaga Xamaas oo israel ka qabsaday Taangiyadii ugu badnaay iyo Xaruntii taliska ugu weyneed - dagaal foolka foola

0 Visits: 13524 | Monday October 16, 2023 - 22:28:00
Waagacusub.com - Muuqaal ay baahiyeen xoogaga Xamaas ayaa lagu soo bandhigay dagaal ay Taangiyadii ugu badnaay uga qabsadeen Ciidanka Israel kadib markii ay dagaal foolka foola kula galeen taliskii ugu weynaa ee degaanka Gaza.

Read More »

Daawo Wasiiradii Israel oo booteeynaa markii Madfac la dulmariyay waxa ku dhacay ?

0 Visits: 12679 | Sunday October 15, 2023 - 19:34:59
Waagacusub.com - Wasiiro iyo Saraakiil u dhashay Israel oo booto iyo faan la taagnaay duleedka Gaza ayaa madaafiic waaweyn la dulmariyay kadibna oradkii dhacay ayaa noqday muuqaalka ugu hadalheynta badan .

Read More »

Muqdisho waxaa ka socda soo fiirso xil qof Sacad ah haayo ama dhul qoysas Sacad ah degan yihiin ?

0 Visits: 5123 | Friday October 06, 2023 - 05:24:58
WAAGACUSUB.COM - Xukunka Maxkamadda wuxuu qabtaa dhulka Danta guud ee qoysaska Sacad kaliya ? Saraakiisha beesha Reer Xaaji Saleebaan iyo Siyaasiyiintooda waxey Astaan u noqdeen naceybka beesha Sacad Habargidir oo la isku yiraa BAH QUMIS.

Read More »

[Ciidamadda] Dowladda Oo Shabaab Kala Wareegay Deegaano Ka Tirsan Mudug

0 Visits: 4286 | Saturday September 16, 2023 - 23:10:27
Sep 16 (waagacusub )- Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa Khawaarijta ka qabsaday deegaannada Sargo iyo Qodqod oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Read More »

[Dagaal culus] oo ka socda Ceel-lahelay iyo wararkii u dambeeyey

0 Visits: 3613 | Friday September 15, 2023 - 21:24:30
Dhuusamareeb (Waagacusub media ) –Dagaal culus ayaa galabta ka dhacay deegaanka Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud, kadib markii kooxda Al-Shabaab ay weerartay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo muddo 10 cisho ku dhow deegaankaas joogay.

Read More »

[20 Al-Shabaab] ah oo hal goob lagu wada dilay

0 Visits: 3638 | Thursday September 07, 2023 - 20:34:42
Xarardheere (Waagacusub media ) – Faah-fdaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay fiidkii hore ciidamada dowladda ka sameeyeen duleedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaas oo khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab

Read More »

[QoorQoor] wuxuu qiyaamay Madaxweyne Xasan Sheekh.

0 Visits: 3860 | Thursday September 07, 2023 - 01:07:32
Dhuusamareeb (Waagacusub media ) – Khilaaf culus ayaa ka dhex qarxay Madaxweynaha GalMudug Axmed Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid, kadib markii Madaxweyne ku xigeenku uu mar kale xil ka qaadis ku sameeyey wasiirka arrimaha gudaha.

Read More »

[Alshabaab] oo soo bandhigtay askari Ugandhays ah oo dalbanaya in dowladdiisu la hadasho Shabaab

0 Visits: 3645 | Wednesday September 06, 2023 - 17:16:27
Arbaco, September, 6, 2023 (waagacusub media) - Kooxda Alshabaab ayaa sii deysay muuqaal ay ku muujinayaan askari katirsan howlgalka ATMIS oo kasoo jeeda dalka Uganda, kaasoo ka codsanaya Madaxweynaha Uganda in laga wada xaajoodo sii deyntiisa.

Read More »

[Al-Shabaab ] oo howlgal culus looga saaray dhul ballaaran oo istiraatiji ah

0 Visits: 3475 | Wednesday September 06, 2023 - 16:39:45
Muqdisho (waagacusub media ) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin kasoo saartay howlgal culus oo ka socda gobolka Galgaduud, kuwaasi oo kooxda looga saaray dhul ballaaran oo istiraatiji ah.

Read More »

Siyaasi Wasiir hore oo fariiin muhiima u diray Ciidanka iyo shacabka Howlgalka Socdda

0 Visits: 3700 | Thursday August 31, 2023 - 17:46:33
Waagacusub.com:- Wasiirkii hore ee wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Eng. C/llaahi Cali Xasan oo kamid ahaa musharaxiinta u tartamay xilka Madaxweyne, ayaa ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed in la garab istaago howlgalka socdda ee madaxweyne Xasan Sheekh hormuudka u yahay, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...