Wararka

[Topnews] Axmed Qoor Qoor oo ku guuldareystay inuu fashiliyo Mucaaradka iyo Wejigabaxii ku dhacay ?

0 Visits: 2398 | Sunday April 18, 2021 - 07:55:07
Waagacusub.com - Axmad Qoor Qoor ayaa noqday shaqsi u adeega danaha gaarka ee Farmaajo, isaga oo meel cidla ah uga dhaqaaqay dareenka iyo rabitaanka shacabka reer Galmudug ee uu madaxda u yahay. Seddexdii asbuuc ee la soo dhaafay ayuu ku mashquulsanaa in uu fashiliyo mucaraadka ama qorshaha guud ee…

Read More »

Midowga Musharaxiinta oo diiday iney fuliyaan Codsi uga yimid Farmaajo & QoorQoor iyo Cali Guudlaawe oo xaaladu ku xun tahay.

0 Visits: 1243 | Saturday April 17, 2021 - 23:33:46
Waagacusub.com - Midowga Musharaxiinta ayaa ku gacan seyray farriintii ay wadeen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle oo ahaa codsi ka yimid Madaxweyne Farmaajo inuu la kulmo Musharaxiinta.

Read More »

Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan oo Heyb ahaan kasoo Jeeda Beelaha Hawiye oo gaaray Xarunta Shiirkole

0 Visits: 1306 | Saturday April 17, 2021 - 18:09:38
Xildhibaano iyo saraakiil ciidan oo ka soo jeeda Beelaha Hawiye, gaar ahaan Mudullood iyo Murusade ayaa galabta gaaray xaafadda Shiirkole ee degmada Hodan oo maalmahan ay xiisad colaadeed ka taagan tahay.

Read More »

Safiiradda Beesha Caalamka oo Farmaajo u yeeray kuna qasbay inuu ka laabto

1 Visits: 1135 | Saturday April 17, 2021 - 18:01:00
Waagacusub.com - Kadib shirka guud ee wakiilada Beesha Caalamka, danjireyaasha dalalka Mareykanka, UK iyo Midowga Yurub ayaa maanta si gaar ah Farmaajo ula wadaagay fariimo ay ka sideen dowladahooda - taasoo ay u badan tahay in ay la xiriirto hanjabaadaha ku jiray qoraaladii ay dhowaan soo saareen.

Read More »

[Akhriso:] 41-ka Xildhibaan ee Farmaajo 2-labada sano ugu daray Dalalka ay dhalasho ka heystaan iyo Maamul goboleedyadooda!!

0 Visits: 2471 | Friday April 16, 2021 - 11:18:02
Waagacusub.com - Gollaha Shacabka ee waqtigoodu dhammaaday ayaa fadhi uu yeeshay 12-kii bishan waxaa uu Farmaajo ugu daray 2 sano taasi oo ay kahor yimaadeen aqalka sare, maamul goboleedyada, madasha Badbaado qaran, bulshada rayidka iyo xataa beesha caalamka oo ay ugu horeeyaan Yurub iyo Mareykanka.

Read More »

[DAAWO] Lacagtii Saadaq Joon lagula heshiiyay oo la waayay iyo Qubanaha Dahir Alasow Waagacusub Tv

0 Visits: 0 | Friday April 16, 2021 - 11:16:38
DAAWO Lacagtii Saadaq Joon lagula heshiiyay oo la waayay iyo Qubanaha Dahir Alasow Waagacusub Tv

Read More »

[DAAWO] Liiska magacyada Masuuliyiinta la saaray xayiraadda iyo cunaqabateynta

0 Visits: 0 | Friday April 16, 2021 - 11:16:38
DAAWO Liiska magacyada Masuuliyiinta la saaray xayiraadda iyo cunaqabateynta

Read More »

Ciidanka Farmaajo oo ka baxay Bacaadwayn Mudug.

1 Visits: 1785 | Thursday April 15, 2021 - 12:26:02
Waagacusub.com - Ciidamada Farmaajo ka amar qaata ayaa baneeyay Bacaadweyne oo Alshabaab ay dhawr mar dagaal kula galeen waxaana jirta cabsi ah in alshabaab ay gudaha magaaladaasi u galaan saacadaha soo socda.

Read More »

[Sir xasaasiya ] Farmaajo oo Muungaab u magacaabaya Taliyaha Ciidanka xooga dalka iyo Jeneral Odowaa

1 Visits: 2263 | Thursday April 15, 2021 - 00:28:27
Waagacusub.com - Taliyaha Ciidanka Millatariga Jeneral Odowaa Yuusuf Raage oo ku mashquulsan fulinta ammaro lagu siiyey in Ciidanka xooggu ay soo banneeyaan furin kasta oo ay ku sugan yihiin kana tirsan Galmudug, ayaa dhanka kale Mdaxtooyadda Soomaaliya waxay qorsheynaysaa in xilka laga qaado Odowaa…

Read More »

[DegDeg:] Saadaq Joon oo wata Booliis iyo Millatari ayaa u guuray xaafadda Shiirkole.

0 Visits: 2323 | Wednesday April 14, 2021 - 20:24:38
In ka badan 20 Cabdi Bile oo isugu jira Millatari iyo Booliis oo uu wato Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa caawa ku hoyanaya Shiirkole oo deris la ah wasaaradda gaashaanigga Soomaaliya Muqdisho ku taaala

Read More »

Beesha Caalamka ayaa si wadajir ah uga soo horjeesatay go'aankii mudada loogu kordhiyey Farmaajo

0 Visits: 919 | Wednesday April 14, 2021 - 16:48:55
"Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Kanada, Danmark, Midowga Yurub (EU), Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka IGAD, Ireland, Italy, Netherlands, Norway, Spain, Sweden, Switzerland, Boqortooyada Ingiriiska, Mareykanka, iyo Qaramada Midoobay waxay aad uga walaacsanyihiin meelmarinta…

Read More »

Siyaaasiyiin Reer Galmudug ah oo difaacay Jeneraal Saadaq Joon Weerarna Ku Qaaday Farmaajo.

0 Visits: 1385 | Wednesday April 14, 2021 - 13:26:59
Iyadooo madaxweynaha Waqtigu ka dhacay ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu sheegay in uu darajadii Jeneraalnimo ka xayuubiyay Taliyihii qeyybta Booliska Gobalka Banaadir Saadaq Joon oo dhawaan ka hor yimid muddo kordhinta Sharci daradaa ee Golaha Shacabku ay ku dhaqaaqeen ayaa waxaa arinkaas…

Read More »

[Topnews:-] Liiska Magacyadda Masuuliyiinta la saarayo Cunaqabateynta iyo xayiraadda dhaqaalaha iyo Safarka ?

1 Visits: 8051 | Wednesday April 14, 2021 - 07:42:14
Waagacusub.com - Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska, Midowga Yurub iyo Gollaha Amaanka ayaa ku mashquulsan Magacyadda shaqsiyaad loo aqoonsaday iney yihiin Qaswadayaal [Spoilers] . Shaqsiyaadkaan oo ku eedeeysan iney ku kaceen falal ka baxsan xaquuqul insaanka, abaabulid Mooshin mudo kordhin sharci daro…

Read More »

[Topnews:-] Sida ugu fudud ee Farmaajo Muqdisho looga saari karo ama nolol loogu qaban karo ?

0 Visits: 4231 | Wednesday April 14, 2021 - 07:30:36
Waagacusub.com - Saraakiisha Ciidanka ee u dhashay beelweynta Hawiye waxey dhamaantood sheegeen iney u diyaar yihiin halganka hubeeysan ee lagu badbaadinaa dadka iyo degaanka hasse yeeshee waxaa loo baahan yahay istaraatiijiyad muhiima.

Read More »

[Topnews:-] Farmaajo oo Beesha Caalamka kala kulmay cambaareeyn iyo hanjabaad ku riixday sumcad xumo taariikhda gashay

0 Visits: 1493 | Wednesday April 14, 2021 - 05:03:43
Waagacusub.com - Go'aanka halka dhinac ee Golaha Shacabka muddo kororsiga labada sano ah ugu sameeyay maamulka Farmaajo ayaa la kulmay cambaareyn iyo diidmo caalami ah. Midowga Yurub, Mareykanka iyo Ingiriiska oo soo saarey qoraalo kala duwan ayaa si xoogan u naqdiyey, waxaana ay ku tilmaameen mid…

Read More »

Qorshe ka dhan ah Qoorqoor oo Muqdisho ka socda

0 Visits: 1304 | Tuesday April 13, 2021 - 17:39:56
Waagacusub.com - Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal, iyo Ku xigeenkiisa labaad Ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Faandhe oo Muqdisho looga yeeray.

Read More »

[DAAWO] Taliye Saadaq Joon oo taageero ka helay Taliska Amisom iyo beesha Caalamka

0 Visits: 1 | Tuesday April 13, 2021 - 09:09:15
DAAWO Taliye Saadaq Joon oo taageero ka helay Taliska Amisom iyo beesha Caalamka

Read More »

[DAAWO] Qoor Qoor iyo Guudlaawe oo ka hor yimid waqti kororsi iyo beenintooda Warqadda

0 Visits: 1 | Tuesday April 13, 2021 - 09:00:33
DAAWO Qoor Qoor iyo Guudlaawe oo ka hor yimid waqti kororsi iyo beenintooda Warqadda

Read More »

[Daawo] hadaladii ugu kululaa ee Mucaaradka iyo Muqdisho oo gacanta Farmaajo ka baxday

0 Visits: 0 | Tuesday April 13, 2021 - 08:48:12
Daawo hadaladii ugu kululaa ee Mucaaradka iyo Muqdisho oo gacanta Farmaajo ka baxday

Read More »

[Daawo] Doodii ugu adkeed Nin Mareexaana iyo qurbajoogtii Hawiye oo marya dhiigleh kala furtay iyo Saadaq Joon oo lacag badan loo aruuriyay

0 Visits: 1 | Tuesday April 13, 2021 - 08:46:27
Daawo Doodii ugu adkeed Nin Mareexaana iyo qurbajoogtii Hawiye oo marya dhiigleh kala furtay iyo Saadaq Joon oo lacag badan loo aruuriyay

Read More »

Waagacusub TV
Loading...