Wararka

Cali Mahdi "Waan Dagaalamaynaa Farmaajo xilka haduu dhiibi waayo"

0 Visits: 1155 | Sunday January 17, 2021 - 14:14:15
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Somali Cable ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorashooyinka.

Read More »

Hargeysa oo Wafuud kasocota qaramada midoobay ay ku wajahan yihiin

0 Visits: 679 | Sunday January 17, 2021 - 14:06:39
Hargeysa oo Wafuud kasocota qaramada midoobay ay ku wajahan yihiin

Read More »

Qarax lala eegtay saraakiil ka tirsan Ciidamada Danab

0 Visits: 788 | Sunday January 17, 2021 - 14:00:43
Faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax gobolka Shabeellada Hoose lagula eegtay gaadiid ay la socdeen saraakiil Soomaali iyo ajaanib isagu jirta iyo guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Cabduqaadir Siidii.

Read More »

Wasiir Dowladda Somaliya Katirsan oo ka farxiyay Hooyo ka murugeesan xariga hal Wiil oo ifka u jooga

0 Visits: 852 | Sunday January 17, 2021 - 01:22:29
Wasiir Dowladda Somaliya Katirsan oo ka farxiyay Hooyo ka murugeesan xariga hal Wiil oo ifka u jooga

Read More »

Ciidanka Gorgor oo Baacsanaya dad dil ka geeystay Galgaduud

0 Visits: 817 | Sunday January 17, 2021 - 01:15:22
Ciidanka Gorgor oo Baacsanaya dad dil ka geeystay Galgaduud

Read More »

Booliskii Matabaan oo la kala Eryay iyo Ciidamo qabsaday Degmadaasi

0 Visits: 755 | Sunday January 17, 2021 - 01:04:43
Booliskii Matabaan oo la kala Eryay iyo Ciidamo qabsaday Degmadaasi

Read More »

DEG DEG Qaraxweeyn oo muqdisho kadhacay

0 Visits: 888 | Sunday January 17, 2021 - 00:49:09
DEG DEG Qaraxweeyn oo muqdisho kadhacay

Read More »

QoorQoor Oo Shaqada ka ceeyriyay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug oo ay isku heeyb ahaayeen

0 Visits: 678 | Sunday January 17, 2021 - 00:41:07
QoorQoor Oo Shaqada ka ceeyriyay Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Galmudug oo ay isku heeyb ahaayeen

Read More »

Qiso xanuun badan"Hooyo Xamaaliya Xamar oo booqashada wiilkeeda Xabsiga laga qaado boqol kun iyo sharcidarada uu ku xiran yahay"

0 Visits: 3111 | Saturday January 16, 2021 - 21:29:03
Luuley Cismaan Xasan waa hooyo danyar ah oo ku nool xaafadda Ansalooti ee degmada Xamarjajab. Hooyo Luuley waxay dhashay 14 carruur ah, balse waxaa hadda ka nool hal wiil kaliya. Wiilkeeda Xasan Cali Ibraahim oo ku magacdheer Xasan Eelaay wuxuu 2015 ku biiray ciidanka dowladda. Markii uu mushaar la'aan…

Read More »

[Dahir Alasow] oo kabtan Ayub iyo kaarlo garbaashay kiiskii Farxiya Kabayare iyo Nasteexo indho

0 Visits: 0 | Saturday January 16, 2021 - 10:33:48
Dahir Alasow oo kabtan Ayub iyo kaarlo garbaashay kiiskii Farxiya Kabayare iyo Nasteexo indho

Read More »

[Daawo] Shabelle Tv oo sharafta ka qaaday Cabdikariim Guled dhulkii uu dhacay iyo fashilkiisii.

0 Visits: 0 | Saturday January 16, 2021 - 10:28:04
Daawo Shabelle Tv oo sharafta ka qaaday Cabdikariim Guled dhulkii uu dhacay iyo fashilkiisii.

Read More »

Wardegdega: Liiska magacyadda Askar Somalia oo lagu laayay buuraha Eretria iyo Dagaalka Tigray - "Caruur 14 jira u badan waaye"

0 Visits: 3382 | Friday January 15, 2021 - 17:32:47
#DegDeg: Liiska Ciidamo Soomaaliyeed oo lagu dilay (ku dhintay) wadanka Eretria iyo Magacyadooda. 11 Askari oo katirsan Ciidankii tababarka loogu qaaday wadanka Eretria ayaa dhintay kadib markii qaarkood laga soo tuuray buuro lagu qalqal galinayo, halka kuwa kalena loo adeegsaday ka qeyb galka dagaallo…

Read More »

Hay'ad Caalami ah oo Maraakiibta Shisheeye uga digay khatarta burcad badeeda

0 Visits: 845 | Friday January 15, 2021 - 15:53:59
Waagacusub.com - Hay'ad caalami ah oo ka shaqeysa arrimaha badaha ayaa ugu baaqday maraakiibta shisheeye inay feejignaadaan marka ay gudbayaan badda Carabta iyo Gacanka Cadmeed.

Read More »

Al-Shabaab iyo Kooxda Macawiisley oo ku dagaalamay deegaanka Leego ee Sh.Hoose

0 Visits: 828 | Friday January 15, 2021 - 15:36:12
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Leego ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal u dhaxeeya Al-Shabaab iyo Kooxda Macawiisleyda.

Read More »

Warbixin: Bixitaanka Mareykanka, Maxay Uga Dhigan Tahay Danab iyo Hawl-galladii Socday

0 Visits: 687 | Friday January 15, 2021 - 15:25:23
Ciidama dhulka Mareykanka ee xaruntoodu aheyd deegaanka Balli-doogle, Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa iney guuraan bishan kadib amar uu bixiyey madaxweynaha Mareykanka Trump.

Read More »

Galmudug waa in laga difaaco Al-Shabaab iyo danaystayaalka ku hoos duugan!

0 Visits: 676 | Friday January 15, 2021 - 15:08:36
Muddo labo bilood ah Al-Shabaab waxay weeraro joogto ah ku hayaan Degmooyin iyo Tuulooyin kamid ah Gobolka Mudug sida Bacaadweyne, Caad iyo Camaaro, waxayna soo gaareen agagaarka Wisil, dadkii deegaanadaas degganaa waa barakiciyeen, ceelashii iyo tuulooyinkiina waa ka dumiyeen.

Read More »

97-sano jir ku dhiiraday in laga tallaalo Xannuunka Covid-19!

0 Visits: 762 | Friday January 15, 2021 - 09:40:42
Dowladda Isu tagga Imaaraatka Carabta ayaa kordhisay dhiiragelinta dadka daneynaya kahortagga Xannuunka Covid-19, si gaar ah dadka da'da ah oo la sheegay in ay halis u geli karaan haddii uu ku dhaco fayruska.

Read More »

Xildhibaan Mursal Xeefoow"QoorQoor iyo Maamulkiisa garbaashay iyo booqashadii uu ku tegay Ceeldheere"

0 Visits: 926 | Friday January 15, 2021 - 09:30:20
Waxaan kalahaadii hore tagay deegaanka Ceel-Dheere oo 22km u jira caasimada Galmudug, waxaan kula kulmay gudoomiyaha Ceel-dheere, askar aan badneyn oo boolis ah iyo taliskoodii oo intii xalay argagaxisadu xabada ku mireen, waxaa la ii sheegay in aan wax ciidan ah lagu soo xoojin. Waxaan dhageystay xuuraanka…

Read More »

Beesha Caalamka oo muujineysa awooddeeda siyaasadda Soomaaliya

0 Visits: 682 | Friday January 15, 2021 - 09:19:56
Beesha Caalamka oo muujineysa awooddeeda siyaasadda Soomaaliya

Read More »

Al-Shabaab oo la wareegay Ceeldheere oo isku xira Guriceel iyo Dhuusamareeb.

0 Visits: 1211 | Friday January 15, 2021 - 00:55:48
Waagacusub.com - Argagixisadda Al-Shabaab ayaa dhaawacay askari ka tirsan Ciidanka boliiska iyagoo si nabadda ku qabsaday Ceeldheere Waxaana Ceeldheere istaraatiiji muhiima u tahay Dhuusamareeb iyo Guriceel, sida muuqatana ma jiraan cid ka horjoogsan karta iney qabsadaan Dhuusamareeb.

Read More »

Waagacusub TV
Loading...