Wararka

[Daawo] Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka iyo Ciidanka Waqooyiga Kuuriya oo isku helay Jiida hore ee dagaalka

0 Visits: 0 | Tuesday April 18, 2017 - 05:04:58
NORTH KOREA RECEIVES WARNING FROM PENCE. US Vice President Mike Pence warns that "the era of strategic patience is over" with North Korea.

Read More »

[DAAWO:] Somaliland & Shirkadda Turkish oo Ku heshiin Waayay Qodob Yaab Leh

0 Visits: 0 | Monday April 17, 2017 - 20:06:37
Wafti ka socday shirkadda duulimaadka Turkish Airlines oo shalay magaalada Hargeysa booqday ayaa waxay la kulmeen wasiirka duulista hawada maamulkaasi Farxaan Aadan Heybe iyagoo ka wada hadlay suuragalnimada in shirkadda Turkish ay duulimaad ka bilowdo garoonka Hargeysa iyo dib u dhis lagu sameeyo garoonka…

Read More »

[Daawo] oo xaqiiqso ineysan Wadaniyad shaqo ku laheyn Farmaajo iyo Kheyre

0 Visits: 0 | Monday April 17, 2017 - 05:38:50
Daawo oo xaqiiqso ineysan Wadaniyad shaqo ku laheyn Farmaajo iyo Kheyre

Read More »

[Daawo] SirCulus Jeneral Isaaqa oo lagu helay inuu Al-Shabaab yahay ?

0 Visits: 0 | Sunday April 16, 2017 - 23:33:54
Waagacusub.net - Ciidanka Nabadsugidda iyo Sirdoonka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku guuleeystay inuu toogasho ku dilaan laba Sarkaal oo Al-Shabaab ka tirsan xilli ay qorsheeynayeen iney hoobiyeyaal ku garaacaan Garoonka Muqdisho iyo Xarunta Xalane,sida ay xaqiijiyeen Saraakiisha NISA.

Read More »

[DAAWO:] Meydadka iyo Hubka Raggii Hoobiyaasha ku weeraray Muqdisho oo la soo bandhigay & Gaarigoodii oo qarxay

0 Visits: 0 | Sunday April 16, 2017 - 15:16:43
Ciidammada Nabad Sugida ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta toogasho ku dilay labo nin oo madaafiic ka riday degmada Wadajir, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha ammaanka.

Read More »

[Dhageyso] Lawyer la ilma adeera Farmaajo oo kashifay halista Somalia wajahday iyo sida loo iibsaday Qaranka Somalia

0 Visits: 0 | Sunday April 16, 2017 - 09:21:14
Dhageyso Lawyer la ilma adeera Farmaajo oo kashifay halista Somalia wajahday iyo sida loo iibsaday Qaranka Somalia

Read More »

[Daawo] dhalinyaradii uu Duqa Muqdisho ka tarxiilay Mareykanka oo shir ku qabtay Xamar

0 Visits: 0 | Sunday April 16, 2017 - 09:19:11
Daawo dhalinyaradii uu Duqa Muqdisho ka tarxiilay Mareykanka oo shir ku qabtay Xamar

Read More »

[Daawo] Mareykanka oo ka argagaxay dhoolatuska Kuuriyadda Waqooyi kadib markii la shaaciyay iney saacado kadib tuuri doonaan Nukleeyrka

0 Visits: 0 | Sunday April 16, 2017 - 09:16:45
Daawo Mareykanka oo ka argagaxay dhoolatuska Kuuriyadda Waqooyi kadib markii la shaaciyay iney saacado kadib tuuri doonaan Nukleeyrka

Read More »

[WAR CUSUB:] Madaxweynaha Uganda oo fashiliyay qorshaha Itoobiya ay ka leedahay Soomaaliya

0 Visits: 0 | Saturday April 15, 2017 - 21:29:52
Dal weynaha Shiinaha ayaa ka digay dagaal ka dhex qarxa dalalka Mareykanka iyo Kuuriyada waqooyi, iyadoo xiisada udhaxeysa labada dal ay cirka isku shareertay.

Read More »

[Daawo] dagaalkii 3-aad ee aduunka oo saacad walba qarxi kara kadib markii Mareykanka daabulay

0 Visits: 0 | Saturday April 15, 2017 - 06:33:51
Daawo dagaalkii 3-aad ee aduunka oo saacad walba qarxi kara kadib markii Mareykanka daabulay

Read More »

[Dhageyso] Puntland oo burburisay guryo Galmudug iyo Colaad ka aloosan Galkacyo

0 Visits: 0 | Saturday April 15, 2017 - 01:40:47
Dhageyso Puntland oo burburisay guryo Galmudug iyo Colaad ka aloosan Galkacyo

Read More »

[Daawo] Masraxa Furan iyo Ukun jibiskii wejiga -qosolka aduunka

0 Visits: 0 | Saturday April 15, 2017 - 01:38:43
Daawo Masraxa Furan iyo Ukun jibiskii wejiga -qosolka aduunka .

Read More »

[DAAWO:] Maamul goboleedyada oo diiday amar kasoo baxay Farmaajo & Khilaaf gaaray heer culus oo taagan

0 Visits: 0 | Friday April 14, 2017 - 21:55:29
Maamul goboleedyada dalka ayaa kasoo horjeestay amar adag oo kaga yimid madaxtooyada Soomaaliya kaas oo ku saabsan ilaa sedex qodob.

Read More »

[DAAWO:] Farmaajo oo ku guuldareystay In Safaarada Itoobiya uu ka raro Madaxtooyada (Akhri)

0 Visits: 0 | Thursday April 13, 2017 - 20:51:46
Dowladda Itoobiya ayaan wali badalin siyaasadeeda Soomaaliya xili la filayay in hogaanka cusub ee Soomaaliya uu meesha ka saari doono qorshahoodii ay la damacsanaayeen dib udhigida Soomaalida mudo dheer.

Read More »

[Daawo] Qabyaaladii Siyad Barre -Khudbadii Caydiid iyo Gabaygii Maki Xaaji Banadir

0 Visits: 0 | Thursday April 13, 2017 - 08:02:52
Daawo Colaadii USC iyo Kacaankii Afweyne oo dib uga curatay Somalia - heesta Cumar dhuulo iyo Xaliimo Khaliif Magool. Aaw jufaale jufeeyste, Jufadiisa jecloow, Jufadiisa korneyl, Jeneral ka dhigoow, Adlee jaadka cuneeysay,adlee jiiday sigaarka, adlee jiinka cabeeysay. Jaliilna waa ku arkaaye,Maki Xaaji…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...