[Madaxweyne] Xasan Sheikh: Turkiga waxa uu taabtay maskaxda iyo quluubta Soomaalida
Arbaco, May, 18, 2022 (Waagacusub) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Wakaaladda wararka Turkiga ee Anadolu siiyay wareysigiisii ugu horeeyay ee heer caalami ah ayaa sheegay tageerada uu Turkiga ka geysto Soomaaliya in ay tahay mid taabatay quluubta shacabka Soomaaliyeed.[Ciidamada] Burundi iyo kuwa dowladda oo dib ula wareegay deegaanka Ceelbaraf iyo Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Balcad
Talaado, May, 17, 2022 (Waagacusub ) - Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Burundi ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa Maanta dib ula wareegay gacan ku heynta Saldhiga deegaanka Ceelbaraf, halkaas oo laba todobaad ka hor Al-shabaab kula wareegeen weerar culus oo ay qaraxyo ku bilaaween,…[Topnews:-] Akhriso 25-ka fal dimbiyeed ee Farmaajo ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed
1- Wuxuu Ethiopia u dhiibay halyeey Soomaaliyeed Cabdikariim Sheekh Muse Qalbidhagax. 2- Wuxuu Ethiopia u saxiixay 1 saac gudahiis afar dekadood , heshiis aan baarlamaanka la horgeyn. 3- Wuxuu weeraray Xarunta Wadajir kadibna wuxuu laayay Saraakiishii ilaalada isagoo kobaha ku Aasay. 4- Wuxuu weerar…Topnews:- Akhriso 25-ka fal dimbiyeed ee Farmaajo ka galay dalka iyo dadka Soomaaliyeed
1- Wuxuu Ethiopia u dhiibay halyeey Soomaaliyeed Cabdikariim Sheekh Muse Qalbidhagax. 2- Wuxuu Ethiopia u saxiixay 1 saac gudahiis afar dekadood , heshiis aan baarlamaanka la horgeyn. 3- Wuxuu weeraray Xarunta Wadajir kadibna wuxuu laayay Saraakiishii ilaalada isagoo kobaha ku Aasay. 4- Wuxuu weerar…[Ololihii] Ugu Xooganaa Oo Ka Socda Muqdisho Iyo Qiimaha Lacagta Ee Codadka Oo Sare U Sii Kaceysa .
May 15 (Jowhar.com)- Waxaa maanta lagu wadaa in teendhada Afisyooni ee ku taala xerada ciidanka cirka lagu qabto doorashada madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, iyadoo ay xilkan u tartamayaan ilaa 35 musharax. Wararka la helayo ayaa sheegaya in diyaar garowgii u danbeeyay ee doorashada uu socdo, iyadoo…[Amar La Dul Dhigay] Saraakiisha ATMIS Iyo Kuwa Soomaalida Doorashada Kahor.
May 14 (Waagacusub Gocom)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha…SOMALIA:Drop trumped up charges and stop persecuting journalists under repressive criminal law
The Associated Somali Journalists ASOJ condemns the crude assault on media freedom by authorities in Somaliland, who this week, brought contradictory and unsubstantiated criminal charges against journalists Mohamed Abdi Mohamed of MM Somali TV, Abdijabar Mohamed Hussein of HornCable TV and Abdirahman…[Dowlada Turkiga] oo sixun ubahdisha Ganacsatada Somalida ah iyo dadyowga Magangalya donka ah ee Somaliyed [Warbixin]
Jimco, May, 13, 2022 (Waagacusub ) - Xubno ka tirsan ururka xuquuqul insaanka ee İHD ee ka jira dalka Turkiga, ayaa booqday qaxootiga ka imaanaya Soomaaliya ee ku sugan magaalada caasimadda ah ee Ankara, kuwaas oo la kulmay cadaadis lagu xirayo dukaamadooda.[C/Kariin Guuleed] Oo Ku Dhawaaqay Inuu Isaga Haray Tartanka Doorashada, Una Tanaasulay CCW
May 13 (Waagacusub )- Madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu isaga haray tartanka musharacnimo ee loogu jiro xilka madaxweyne ee Soomaaliya.[DAAWO] Musharaxa ugu codadka badan Murashaxiinta iyo falanqeynta Dahir Alasow
Waagacusub.com - Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa u muuqda inuu ku guuleeysan doono xilka Madaxweynaha cusub ee Somalia.[Baarlamanka Soomaaliya] ma keeni karan mooshin ku saabsab su'aalo weydiin ku socota Farmaajo oo aan ka hadlin shantii sano ee la soo dhaafay ?
(Waagacusub Uk) Ugu yaraan 10 su'aalood ayaa ka dhex guuxaya shacabka Soomaaliyeed, kuwaas oo ay sugayeen maalin uun in looga jawaabo Dadweynaha. Su'aalaha cid walba ay tabayso jawaabahooda, waxaa ka mid ah:-[Faahfaahin] ka soo baxaysa qarax goordhawayd ka dhacay magaalada Muqdisho
Moqdisho (waagacusub media) Warrarka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qof walxaha qarxa isku soo xiray uu isku qarxiyay bar kontarool oo laga hubiyo amniga garoonka Aden Cabdulle oo ku taala isgoyska KM4.[Jadwalka] Hadaljeedinta Musharaxiinta Madaxweynaha Oo La Shaaciyay
May 10 (WAAGACUSUB )–Iyadoo la soo gabagabeeyay diiwaangelinta musharaxiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa guddiga qabanqaabada doorashada waxa ay shaaciyeen jadwalka hadaljeedinta musharaxiinta.[Diiwaangelinta] musharaxiinta madaxweynaha Soomaaliya oo lasoo geba-gebeeyey
Moqdisho Somalia: Waxaa maanta lasoo gabagabeeyey diiwaangelinta musharrixiinta madaxtinnimada Soomaaliya oo socotay saddex maalmood.[Guddoomiyaha] Golaha Shacabka oo kormeer ku tagay hoolka lagu qabanayo doorashada Madaxweynaha
Talaado, May, 10, 2022 (WAAGACUSUB MEDIA ) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa Maanta kormeer ku tagay xarunta lagu qabanayo doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo maalinta berito ah ay ka bilaabaneyso hadal jeedinta musharaxiinta…[Fowsiya Yuusuf Xaaji]: "Waddanka maanta Al-Shabaab baa loo caddaalad doontaa
WAAGACUSUB MOQDISHO: Waxa haddaba doorashada madaxweynaha u tartamaya murashaxiin badan. Waxaa ka mid ah Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo ah murashaxa keliya ee dumar ah. Waxay horay u soo noqotay Raysul-wasaare ku-xigeen, wasiirka arrimaha dibadda iyo guddoomiyaha Isbahaysiga Hiigsi oo ay xisbiyo badan…[Guddoonka] Golaha Shacabka oo go'aan ka gaadhay xildhibaanadii Gedo
WAAGACUSUB MOQDISHO- Qoraal ka soo baxay guddoonka golaha shacabka ee Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey go'aan laga qaatay murankii ka taagnaa xildhibaanada laga soo doortay gobolka Gedo, waxaa guddoonka golaha shacabka ee Soomaaliya ay shaaciyeen in 16-kii xildhibaan ee lagu soo doortay degmada Ceelwaaq…[Diiwaangelinta] musharaxiinta madaxweynaha oo si rasmi ah u bilaabatay
WAAGACUSUB-MOQDISHO- Waxaa goor dhaweyd xarunta Aqalka Sare ka bilaabatay diiwaangelinta musharaxiinta madaxweynaha 10-aad ee Soomaaliya, waxaan noqday musharaxii ugu horreeyay ee is diiwaangeliya madaxweynihii hore ee Soomaaliya xildhibaan Sheekh Shariif Sheekh Axmed.[Al-shabaab] oo weerar madaafiic ah ku qaaday deegaanka Miirtaqwa ee gobolka Sh/dhexe
WAAGACUSUB MEDIA Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab ayaa Maanta weerar madaafiic ah ay ku qaadeen Saldhig ciidamada Burundi ay ku leeyihiin tuulada Miirtaqawo oo u dhaw deegaanka Ceelbaraf ee gobolka Sh/dhexe.[Kagame] oo xabsi guri ka dhigay wasiirkiisa waxbarashada oo ahaa jilaa hore
WAAGACUSUB MEDIA Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame ayaa shaqadii ka joojiyay wasiirkiisa dhaliyada iyo dhaqan, sida ay sheegtay dawladu. Shaqo ka joojinta Edouard Bamporiki ayaa imaanaysa kadib markii la sameeyay baaritaano la xiriira isla xisaabtan shaqo, sidaas waxaa lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska…Waagacusub TV
Loading...


0