Wararka

[Ciidamadda] Dowladda Oo Shabaab Kala Wareegay Deegaano Ka Tirsan Mudug

0 Visits: 6439 | Saturday September 16, 2023 - 23:10:27
Sep 16 (waagacusub )- Ciidanka Qaranka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa Khawaarijta ka qabsaday deegaannada Sargo iyo Qodqod oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Read More »

[Dagaal culus] oo ka socda Ceel-lahelay iyo wararkii u dambeeyey

0 Visits: 5550 | Friday September 15, 2023 - 21:24:30
Dhuusamareeb (Waagacusub media ) –Dagaal culus ayaa galabta ka dhacay deegaanka Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud, kadib markii kooxda Al-Shabaab ay weerartay ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo muddo 10 cisho ku dhow deegaankaas joogay.

Read More »

[20 Al-Shabaab] ah oo hal goob lagu wada dilay

0 Visits: 5607 | Thursday September 07, 2023 - 20:34:42
Xarardheere (Waagacusub media ) – Faah-fdaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howlgal qorsheysan oo ay xalay fiidkii hore ciidamada dowladda ka sameeyeen duleedka degmada Xarardheere ee gobolka Mudug, kaas oo khasaare lagu gaarsiiyay Al-Shabaab

Read More »

[QoorQoor] wuxuu qiyaamay Madaxweyne Xasan Sheekh.

0 Visits: 5640 | Thursday September 07, 2023 - 01:07:32
Dhuusamareeb (Waagacusub media ) – Khilaaf culus ayaa ka dhex qarxay Madaxweynaha GalMudug Axmed Qoor Qoor iyo ku xigeenkiisa Cali Ciid, kadib markii Madaxweyne ku xigeenku uu mar kale xil ka qaadis ku sameeyey wasiirka arrimaha gudaha.

Read More »

[Alshabaab] oo soo bandhigtay askari Ugandhays ah oo dalbanaya in dowladdiisu la hadasho Shabaab

0 Visits: 5051 | Wednesday September 06, 2023 - 17:16:27
Arbaco, September, 6, 2023 (waagacusub media) - Kooxda Alshabaab ayaa sii deysay muuqaal ay ku muujinayaan askari katirsan howlgalka ATMIS oo kasoo jeeda dalka Uganda, kaasoo ka codsanaya Madaxweynaha Uganda in laga wada xaajoodo sii deyntiisa.

Read More »

[Al-Shabaab ] oo howlgal culus looga saaray dhul ballaaran oo istiraatiji ah

0 Visits: 4656 | Wednesday September 06, 2023 - 16:39:45
Muqdisho (waagacusub media ) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin kasoo saartay howlgal culus oo ka socda gobolka Galgaduud, kuwaasi oo kooxda looga saaray dhul ballaaran oo istiraatiji ah.

Read More »

Siyaasi Wasiir hore oo fariiin muhiima u diray Ciidanka iyo shacabka Howlgalka Socdda

0 Visits: 4848 | Thursday August 31, 2023 - 17:46:33
Waagacusub.com:- Wasiirkii hore ee wasaaradda Ganacsiga iyo Warshaddaha Eng. C/llaahi Cali Xasan oo kamid ahaa musharaxiinta u tartamay xilka Madaxweyne, ayaa ka dalbaday shacabka Soomaaliyeed in la garab istaago howlgalka socdda ee madaxweyne Xasan Sheekh hormuudka u yahay, Eng. Cabdullaahi Cali Xasan…

Read More »

Kala War La' Madax Dhaqan La Yuura iyo Madax Isbedel Doona

0 Visits: 6890 | Monday July 17, 2023 - 02:07:04
Waagacusub.com - Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Hassan Sheikh Maxamud iyo ku xigeenkiisa ah Raisul wasaaraha Mudane Hamze Abdi Bare ayaa kulamo wadatashiya la qaatay madax iyo masuuliyiin horay u soo maamulay dowladda Soomaaliya, waxeyna tilaabadaas ahayd mid ka turjumeysa habdhaqan wanaagsan oo masiirka…

Read More »

Sababta Dahir Alasow uga aamusay Ugaarsiga xilalka Sacad Habargidir ee Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh

0 Visits: 7291 | Wednesday July 05, 2023 - 02:41:54
Siyaasiyiinta iyo Qurba Joogta Sacad Habargidir ayaa aad iigu dhaliilay inaan ka aamusay boos ka riixasho iyo ixtiraam daro lagu sameeyay dad u Dhashay beesha Sacad oo xilalkii ay hayeen laga qaaday halkii Madaxweyne Xasan Sheekh laga sugaayay inuu si gaara beesha Sacad u abaalmariyo maadama la wada…

Read More »

Kenya agreed with Somalia to reopen Bula Hawa, Liboi and Ras Kamboni

0 Visits: 27150 | Monday June 26, 2023 - 02:23:31
Waagacusub.com - Kenya agreed with Somalia to reopen Bula Hawa, Liboi and Ras Kamboni border points in phases to allow free movement of people and goods The three border points located in Mandera, Garissa and Lamu counties respectively, were closed in 2011 when Kenya launched Operation Linda Nchi Although…

Read More »

Somalia oo hal-milyan oo neef sanadkaan u dhoofisay Saudi Arabia

0 Visits: 9316 | Saturday June 24, 2023 - 02:21:59
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xassan Xuseen Maxamed ayaa sheegay iney malyan iyo labo boqol oo neef oo xoolo ah sanadkaan laga dhoofiyay gudaha dalka Somalia.

Read More »

ATMIS briefs United Nations (UN) Security Council on the African Union (AU) mission's support to Somalia

0 Visits: 25468 | Saturday June 24, 2023 - 02:16:07
Waagacusub.com - The Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef on Thursday briefed the UN Security Council and laid out the mission's security plans to support Somalia during the transition period ahead of ATMIS exit in December 2024. The…

Read More »

Somalia:Coping with climate shocks

0 Visits: 14728 | Monday June 05, 2023 - 03:07:29
This week on #TubtaNabadda: Join Nasra Mohamud of @UNDPSomalia and Minister @NasirArush of #SouthWestState as they discuss disaster preparedness and climate adaptation in #Somalia ahead of #WorldEnvironmentDay

Read More »

Corruption caused UPDF Somalia attack–Museveni

0 Visits: 13896 | Saturday June 03, 2023 - 06:29:59
Waagacusub.com - The President says the corruption started during the recruitment of soldiers at home. President Museveni has told ruling party MPs that last Friday's deadly attack on an African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) forward operating base manned by Ugandan troops was the result…

Read More »

Government forces and local fighters seized Masagaway from Al-Shabaab

0 Visits: 25406 | Saturday June 03, 2023 - 06:21:23
Waagacusub.com - #Somali government media reporting that national forces confronted and repelled an attempted al-Shabaab attack on Masagaway town in the central Galmudug State, on Tuesday. According to the report Govt forces reported received a tip about an imminent al-Shabaab attack and were prepared…

Read More »

[Golaha]Wasiirada Oo Diiday Ansixinta Heshiis Uu Wasiirka Gaashaandhigga Lasoo Galay Imaaraatka Carabta

0 Visits: 4971 | Wednesday February 01, 2023 - 03:26:00
Waxagacusub.com Iyadoo Golaha Wasiirada XFS ay caawa ansixiyeen sharciga la dagaalanka Argagixisada iyo Sharciga Socdaalka iyo heshiiska Iskaashi Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Uganda ayaa dib u celiyay heshiiska Iskaashi Amni oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta oo dhowaan usoo saxiixay Wasiirka…

Read More »

[Dowladda Mareykanka] ayaa ku dhawaaqday in ay dishay Hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya

0 Visits: 7954 | Friday January 27, 2023 - 12:13:16
Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in duqeyn cirka ah oo diyaaradaha Mareykanku ka fuliyeen Buuraleyda gobolka Bari lagu dilay Horjooge Bilaal-al-Sudani oo ahaa hoggaamiyaha Daacish ee Soomaaliya.

Read More »

Taariikhda Sacad Habargidir iyo guulaha waaweyn ee ay ka gaareen halganka Somalia

1 Visits: 23261 | Wednesday December 21, 2022 - 08:14:08
Wasiir Falagle run badanaa ? Sacad Habargidir waa beel Hal Abuur badan. Qormadiisa inta wanaagsan hadaan ka soo qaato. 1- Xilligii gobanimadda Soomaaliya Sacad ayaa hogaanka u hayay Cabdullahi Ciise Maxamuud, Cali Shido Cabdi iyo Xaaji Faarax Cali Cumar. 2- Gollaha shantii dal ee ku adkaaday dagaalkii…

Read More »

[Cadalad darada Somalia] Nin Abgaal ah Oo Dilay Nin Haber Gidir ah Laguna Badalay Nin Jareer ah

0 Visits: 7618 | Sunday December 18, 2022 - 23:01:08
"September 07, 2022 ayaa askar Taraafiko ah oo jid furanaysa waxay xaafadda Macaani ee Tareedisho ku dhaawaceen walaalkey Maxamed Xaashi Faarax oo 17 jir ahaa. Waxaan gaynay isbitaalka Digfeer, askarigii dilayna waxaa habeenkaas lagu soo xiray xarunta Taraafikada, oo looga sii gudbiyay Xabsiga Dhexe.

Read More »

Somalia:Mr Farmajo has been charged with the following crimes during his presidency

0 Visits: 31577 | Saturday December 17, 2022 - 16:26:42
Waagacusub.com - Former Somali President Mohamed Abdullahi Farmajo has been indicted by the International Criminal Court. Mr Farmajo has been charged with the following crimes during his presidency. 1.He handed over to Ethiopia the Somali hero Abdikarim Sheikh Muse Qalbidhagax. 2.He signed four Port…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...