Wararka

Farmaajo oo Ciidanka Haramcad ka Daabulay Dhuusamareb si uu ugu Weerar Musharaxiinta Somalia

1 Visits: 1378 | Tuesday April 27, 2021 - 10:24:40
Ciidamo Fara badan ayaa laga qaaday Magaalada Dhusamareb waxaana loo raray Magaalada Muqdisho Ciidamadaan ayaana ah Ciidamada Haramcad ee Dhusamareb ku sugnaa Diyaarado Gaara ayaa Saaka Subaxnimadii hore Daadgureeyey.

Read More »

Farmaajo waxa uu waajahayaa gadood ciidan oo aad u xooggan!

0 Visits: 1596 | Monday April 26, 2021 - 18:47:50
Taliyaha degmada Yaaqshiid Faarax Caddaani ayey xogaha Waaga Cusu Soo gaaraya sheegayaan in uu ku biiray aagga mirinaayadda oo ay ku sugan yihiin Ciidamo Millateri ah oo kasoo horjeeda muddo korarsiga Farmaajo.

Read More »

Sargaal Boolis ah oo Ku biiray Ciidamada Mucaaradka ee Dagaalka kula Jira Farmaajo

0 Visits: 1179 | Monday April 26, 2021 - 17:08:56
Taliyihii ciidanka booliiska ee Saldhigga degmada Shibis, Farxaan Axmed Xasan "Jaraaye" oo wata gaari Cabdi bile ah ayaa ku biiray ciidanka ku sugan aagga Mirinaayo ee ka soo horjeeda muddo korarsiga Madaxweyne Farmaajo.

Read More »

[Daawo] Raisulwasare Lahelow oo afkii Farmaajo kula hadlay Mucaaradkii la weeraray halkii laga sugaayey raaligelina hanjabay

0 Visits: 0 | Monday April 26, 2021 - 06:27:22
Daawo Raisulwasare Lahelow oo afkii Farmaajo kula hadlay Mucaaradkii la weeraray halkii laga sugaayey raaligelina hanjabay

Read More »

[Daawo] sidii dagaalka loogu jibiyay Ciidankii Farmaajo iyo guusha shacabka Muqdisho

0 Visits: 0 | Monday April 26, 2021 - 06:14:47
Daawo sidii dagaalka loogu jibiyay Ciidankii Farmaajo iyo guusha shacabka Muqdisho

Read More »

Ciidanka Farmaajo oo weeraray guriga Musharax Cabdiraxman Cabdishakuur laakiin jab ka raacay ?

0 Visits: 1513 | Sunday April 25, 2021 - 19:19:15
Waagacusub.com - Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in ay weerar ku soo qaadeen ciidama ka amar qaata Farmaajo.

Read More »

[Daawo] Ciidanka Gorgor iyo Haramcad oo ku jabay weerar ay la beegsadeen Guriga Madaxweyne Xasan Sheekh ee Miranaayo iyo muuqaaladii u dambeeyay

0 Visits: 1968 | Sunday April 25, 2021 - 17:49:38
Waagacusub.com - Xasan Shiiq Maxamuud Madaxweynihii hore ee Somalia ayaa Sheegay in Ciidan uu Farmaajo u diray weerar ku qaadeen gurigiisa si loo dilo.

Read More »

Banaanbaxyo ka dhana Farmaajo oo Muqdisho ruxay

0 Visits: 1250 | Sunday April 25, 2021 - 13:32:15
Waagacusub.com - Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay Isgoyska Fagax ee Muqdisho Waxaana Dhigay Shacab ka Careeysan Muddo korarsiga uu Farmaajo Sameeeystay , dibadbaxyaasha ayaa gubay Taaayaro Waxeey Si Cad u Dalbanayaan in Farmaajo Villa Somalia Kasoo Baxo maadamauu Waqtigiisii dhamaaday

Read More »

Ciidanka Melleteriga oo ka gadoodsan kaligii taliye Farmaajo ayaa qabsaday inta badan degmooyinka Muqdisho

0 Visits: 1350 | Sunday April 25, 2021 - 11:40:18
Waagacusub.com - Ciidankii horay ugu sugnaa sarta Xaashi wehliye ee dabaqaas fariisinka u ahaa ayaa Ciidankii Boliiska degmadda Yaaqshiid ku amray iney isaga tagaan si nabadda.

Read More »

DegDeg: Villa Somalia oo 5 Million oo dollar kala baxday Bank dhexe ee Soomaaliya.

0 Visits: 1522 | Saturday April 24, 2021 - 18:35:00
Lacagta caddadeedu intaas la egtahay ee laga la baxay Bangiga dhexe ee Soomaaliya waxaa la geeyey Villa Somalia, ilo wareedyo katirsan Banka ayaa Waaga Cusub usheegay in lacagtaas loo isticmaalayo qarash gareynta odoyaal Mucaaradka caaya, burburinta loo ooman yahay ee maamul goboleedyadda qaar lala…

Read More »

Dowladda Soomaaliya Oo Ka Hortimid Go,aan Golaha Amniga iyo Nabada ee Midowga Afrika

0 Visits: 913 | Saturday April 24, 2021 - 17:09:40
Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in aysan ku laaban doonin wada hadaladii Teendhada Afisiyooni, taas oo ay Beesha caalamka iyo Midowga Afrika sheegeen in ay tahay Wadada kaliya ee lagu gaari karo doorasho heshiis lagu yahay in Teendhada la tago xal laga gaaro heshiiskii 17ka September.

Read More »

Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida oo billowday dhageysiga dacwada dilkii Dhagajuun

0 Visits: 860 | Saturday April 24, 2021 - 11:03:31
Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa maanta oo ay ku beegan tahay 24 bishaan April ee 2021-ka u fariisatay dhageysiga dacwadda dilkii loo geystay Allaha u naxariistee guddoomiyihii maamulka degmada Hodan Marxuum Cabdixakiin Dhagajuun.

Read More »

[Daawo] Midowga Afrika oo Ciidanka AMISOM ku amray ineysan dhaqdhaqaaq sameeyn karin Ciidanka Farmaajo iyo halista iney xiraan oo Maxkamadda Caruusha la geeyo

0 Visits: 0 | Saturday April 24, 2021 - 09:41:46
Daawo Midowga Afrika oo Ciidanka AMISOM ku amray ineysan dhaqdhaqaaq sameeyn karin Ciidanka Farmaajo iyo halista iney xiraan oo Maxkamadda Caruusha la geeyo

Read More »

DAAWO Sheekh Shariif Abaalka uu Somali u galay iyo Musharaxa u qalma Madaxweyne BY Dahir Alasow

0 Visits: 0 | Saturday April 24, 2021 - 09:34:46
DAAWO Sheekh Shariif Abaalka uu Somali u galay iyo Musharaxa u qalma Madaxweyne BY Dahir Alasow

Read More »

Golaha Ammaanka oo Isku Raacay in Lagu Noqdo Heshiiskii September 17.

0 Visits: 1228 | Wednesday April 21, 2021 - 10:23:51
Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa ka dooday arrimaha Soomaaliya gaar ahaan muddo kordhinta uu sameysay Farmaajo.

Read More »

Madaxweynihii Chad Idriss Deby, ayaa goordhaweyd  u geeriyooday dhaawac kasoo gaaray dagaal ka dhacay dalkaasi.

0 Visits: 1242 | Tuesday April 20, 2021 - 14:39:52
Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby ayaa la dilay isaga oo ku jira furinta hore ee dagaal ay dowladda kula jirto kooxaha mucaaradka, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan ciidamada

Read More »

Golaha Ammaanka QM oo La Filayo Maanta inuu Diido Muddo Kordhinta Farmaajo

0 Visits: 1047 | Tuesday April 20, 2021 - 14:34:03
Kadib diidmada Yurub iyo Mareykanka ee muddo kordhinta Farmaajo iyo rajo xumida uu kala kulmay Afrika, Farmaajo waxaa ay maanta dhegahiisu maqli doonaan diidmo kale, markan waa golaha ammaanka.

Read More »

Taliyihii hore ee Nabad Sugida Somalia oo U hanjabay Saraakiil Dowlada katirsan

0 Visits: 1948 | Monday April 19, 2021 - 00:18:14
Ciidamada dowladda ayaa goor dhow isgoyska Miranaayada ku rasaaseeyay gawaari uu la socday agaasimihii hore ee Nabad sugidda Qaranka General Tuuryare.

Read More »

Banaanbax Looga Soo horjeedo Farmaajo oo muqdisho ka Dhacay.

0 Visits: 1218 | Sunday April 18, 2021 - 23:12:30
Banaanbax xoog leh ayaa hadda ka bilaawday xafadda Shiirkole ee degmada Hodan, halkaas oo uu Degenyahay Jeneraalkii ay Farmaajo isku dhaceen ee Saadaq Joon, waxaana dhigaya banaanbaxaan dad u badan dhalinyaro.

Read More »

[Topnews:-] Gudigga International Crisis Group oo sheegay iney Somalia foolaneysa dagaal sokeeye iyo colaad qabiil kadib markii Farmaajo diiday inuu doorasho galo

0 Visits: 2148 | Sunday April 18, 2021 - 08:16:11
Waaagacusub.com - Warbixintaan waxaa soo saaray guddigga International Crisis Group . Xiisad ayaa cirka isku shareertay kadib go'aankii baarlamaanka Soomaaliya ee uu labo sano ugu kordhiyay madaxweynaha xilka haya. Wada-hawlgalayaasha dibadda waa inay si deg-deg ah isugu yeeraan - oo dhexdhexaadiyaan…

Read More »

Waagacusub TV
Loading...